Day: April 25, 2023

Home » Archives for April 25, 2023
WARBIXIN : Xiriir hooseeyay oo la soo noolaynayo & Waxa ka dhalan kara !!
Post

WARBIXIN : Xiriir hooseeyay oo la soo noolaynayo & Waxa ka dhalan kara !!

Nairobi (Raxanreeb ) Imaaraadka carabta ayaa wada dadaalo uu ku doonayo in la iskugu soo dhaweeyo Ra’iisulwasaaraha  Itoobiya Aby Ahmed iyo Madaxwaynaha  Jubbaland Axmed Madoobe. Xiriirka  Madoobe iyo Aby ayaa hoos u dhacay  inta uu xukunka hayay , Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo xilka ka tahay markii loogu awood roonaday doorashadii ka...

Xabad joojin markale lagaga dhawaaqay Dalka Sudan
Post

Xabad joojin markale lagaga dhawaaqay Dalka Sudan

Khartoum (Raxanreeb ) dhinacyada isku haya awoodda dalka Sudan ayaa ku dhawaaqay xabadjoojin , kadib laba tobodaab oo ay dhacayeen dagaallo xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka Milatariga dalkaasi iyo xoogagga Damcu Sariic Dhinacyada ayaa waxaa ay ku heshiiyeen xabadjoojin 72 saacadood ah sidalaga soo xigtay xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka  Antony Blinken, taas oo dhaqan...

MUQDISHO : Bajaaj cabanaysa , musuq maasuq jira , nolol sii go’aysa
Post

MUQDISHO : Bajaaj cabanaysa , musuq maasuq jira , nolol sii go’aysa

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa si xowli ah uga soconaya qorshaha ka dhanka ah Wadayaasha Bajaajlayda kuwaas oo markii hore dhibaaooyin ku qabay askarta Dowladda Soomaaliya. Wadayaasha Bajaajta ayaa loo la  kala qaybiyay A Iyo B taas oo dhanka kale keentay cabasho badan oo ay qabaan wadayaasha Bajaajta magaalada Muqdisho kuwaas oo loo sheegay...

Ciidanka Dowladda & Al- Shabaab oo ‘’fooda is daray ‘’
Post

Ciidanka Dowladda & Al- Shabaab oo ‘’fooda is daray ‘’

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliyo Al- Shabaab ka dhacay deegaanka Madax-Maroodi ee kuyaalla deegaan dhaca Galbeedka degmada Matabaan Wararka ayaa sheegaya in weerarkaas ay ku dhinteen laba qof , halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kuwaas oo u badan dhinacyada ku dagaalamay...