Day: May 18, 2023

Home » Archives for May 18, 2023
MD Xasan Sheekh Mohamud ‘’ATMIS waxba inooma qaban ‘’
Post

MD Xasan Sheekh Mohamud ‘’ATMIS waxba inooma qaban ‘’

Doha (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidanka Dowladda – Soomaaliya ay qaadeen sanad gudahiisa howlgal balaaran oo ay qaban waayeen ciidanka ATMIS. Madaxwaynaha waxa uu sheegay in ciidanka xoogga dal Al- Shabaab ay jabiyeen isla markaana ay laba jibaari doonaan howlgalada ay  ku doonayaan in lagu xasilyo dalka. Hadalkan ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya...