Day: September 14, 2023

BAYAAN ‘’Axmed Madoobe baneey xafiiska xukunkagu wuu dheeraaday ‘’
Post

BAYAAN ‘’Axmed Madoobe baneey xafiiska xukunkagu wuu dheeraaday ‘’

Adis Ababa (Raxanreeb ) Hoggaamiyaal aad u diiday hab maamulka Axmed Madoobe  oo in mudda ah xukunka Jubbaland haya ayaa shir muhiim ah ugu soo-  gaba gaboobay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Inta uu shirkan socday waxaa lagu lafa guray muhiimada ay leedahay in isbedel uu ka dhaca deegaanada maamul goboleedka Jubbaland oo tan...