Day: September 14, 2023

Mareykanka oo Malaayiin Dollar  dul-dhigay Hoggaamiye ka tirsan AS
Post

Mareykanka oo Malaayiin Dollar  dul-dhigay Hoggaamiye ka tirsan AS

Washington (Raxanreeb)  Dowladda Mareykanka ayaa mar kale lacag malaayiin dollar ah dul dhigtay madaxa hoggaamiye katirsan kooxda Al Shabaab, kaa oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir, Barnaamijka abaal-marinta Cadaaladda, Rewards for Justice (RFJ) ee Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in $3 milyan la siin doono cid kasta oo keenta...

Koror ku yimid dadkii ku dhintay masiibadii ka dhacay LIIBIYA
Post

Koror ku yimid dadkii ku dhintay masiibadii ka dhacay LIIBIYA

Tripoli (Raxanreeb) Daadadka xooggan ee ku dhuftay dalka Liibiya ayaa dilay in ka badan 6,000 oo qof, iyada oo 10,000 oo qof oo kalena la la’yahay meel ay jaan iyo cirib dhigeen. Dadka la la’yahay ayaa loo malaynayaa in daadadku ay qaadeen oo ay ku dareen badda Mediterraneanka ama ay ku jiraan qashinka iyo ciidda...

Ergeyga QM ee u qaalbisanaa Arrimaha Suudaan oo is Casilay
Post

Ergeyga QM ee u qaalbisanaa Arrimaha Suudaan oo is Casilay

Suudaan (Raxanreeb) Volker Perthes oo ah Dibloomaasi u dhashay dalka Jarmalka waxa uu maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii Ergayga Khaaska ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Sudan. Sidoo kale, Ergayga oo Khudbadiisii u dambaysay maanta u jeediyey xubnaha Golaha Ammaanka ee QM waxa uu ka digay inuu Dagaalka ka socda  Sudan uu horseedi...

Post

New fund launched to boost peace, stability in Somalia

Somalia and Italy on Wednesday launched a new fund to help enhance peace and stability as part of efforts to foster unity and collaboration. Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre said the fund, Towards Peace and Stability in Somalia (TPSS), is an initiative that aims to enhance the coordination and effectiveness of international assistance to...

Post

Somali boy’s peaceful dream takes flight on China’s space station

The Chinese Embassy in Somalia on Wednesday awarded a six-year-old Somali boy whose painting was among the top 10 winners of the “My Dream” painting competition, which was co-hosted by the secretariat of the Chinese Follow-up Committee of the Forum on China-Africa Cooperation, the China Manned Space Engineering Office, and the Chinese missions in Africa....

Post

Somali Women’s Basketball shines as gift stars finish 3rd in Arab Club Championship

Once banned by Al Shabaab terrorists, Somali women’s basketball is once again shining and thanks Gift Stars women’s team for finishing 3rd place in the Arab Club women’s championship which came to a conclusion in Morocco on Tuesday 12th of September 2023. Gifts Stars Chairman advertisementsGifts Stars chairman, Said Ibrahim Hussein, said that his team’s...

Post

Somali army kills 30 al-Shabab militants in central region

Somali National Army (SNA) backed by international partners on Wednesday killed 30 al-Shabab militants in a joint offensive operation at several areas near El-Garas town in Galgaduud region, central Somalia, officials said. The Ministry of Information, Culture, and Tourism said in a statement that the operations targeted al-Shabab’s hideout areas where the fighters were regrouping...

Post

UN’s Sudan envoy resigns, warns of full civil war

The UN envoy to Sudan, Volker Perthes, has announced that he’s resigning. He told the UN Security Council that the Sudan conflict which erupted between rival military factions in April risked becoming a full-blown civil war. It comes more than three months after Sudan declared him unwelcome after the war erupted. Five million people have...

Post

Death toll in Libya’s Derna flooding could reach 20,000: Mayor

Residents of the devastated Libyan city of Derna desperately searched for missing relatives as rescue workers appealed for more body bags, after a catastrophic flood that killed thousands of people and swept many out to sea. Swathes of the Mediterranean city were obliterated by a torrent of water unleashed by a powerful storm that swept...

DFS oo dusha ka daawanaysa rayid lagu laynayo GEDO , duqeymo sii socda
Post

DFS oo dusha ka daawanaysa rayid lagu laynayo GEDO , duqeymo sii socda

Baardheere  (Raxanreeb) Diyaaradaha Kenya ayaa wali deegaano ka mid ah gobolka Gedo waxa ay ka wadaan beegsiga ay ku hayaan goobaha ay ku nool yihiin dadka shacabka ah ee deegaanada gobolkaas. Sawiro laga soo qaaday deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo ayaa muujinaya caruur iyo dad da’ah waliba ay ku  jiraan haween oo ku dhamaaday duqeymo...