Month: September 2023

HADAL-HAYN : Madaale  miyuu shaqaallaha dhacayaa  ?
Post

HADAL-HAYN : Madaale  miyuu shaqaallaha dhacayaa  ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Hadal si aad ah u dhibsadeen dadka badan oo ku nool magaaalada Muqdisho ayuu ka jeedayay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho meel fagaara ah oo ku taala magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Guddoomiyaha in bishan September 2023  mushaarka shaqaalaha dowladda hoose ay ugu deeqeen ciidanka Dowladda ee howlgalka kala...

HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!
Post

HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo gurtay degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee Galmudug ,halkaa soo ay  hore ugu saareen kooxda Al- Shabaab. Ceelbuur waxa ay ka mid ahayd meelaha isha aad loogu hayay ee ay ku sugnayeen hoggaamiyaasha kooxda Al- Shabaaab ee dowladda ay aad u doon-doonaysay iyo saxiibada kale...

Suxufiyiinta Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL
Post

Suxufiyiinta Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL

Muqdisho (Raxanreeb ) Saxafiyiinta Muqdisho ka hawlgala ayaa maanta qabtay kulan ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa la siiyo Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate – SJS mudane Mohamed Ibrahim Bulbul. Saxafiyiinta ayaa ku baaqay in la joojiyo cabburinta lagu hayo saxaafadda. Bulbul ayaa maalinkii 18aad ku jira xarif sifo afduub ah. War Wadajir...

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada
Post

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada

Maxaas (Raxanreeb ) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka ee  gobolka Hiiraan. Degmada  Maxaas waxaa ku  sugann xubno ay ka  mid yihiin  Wasiirka Batrooka ee Dawladda Federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka iyo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan. Xasan Sheekh ayaa dhawrkii todobaad...