The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), in collaboration with the Horn of Africa Youth Network (HoAYN) and Save the Children, is set to convene a significant Ministerial Meeting aimed at finalizing the adoption of the IGAD Youth Policy. Scheduled for September 27 in Nairobi, Kenya, the Ministerial Meeting follows a two-day gathering of Technical Experts...
Month: September 2023
SJS urges Somalia court to dismiss the case against journalist Bulbul and grant his freedom following rejection of charges
The Somali Journalists Syndicate (SJS) calls for the Banadir Regional Court to secure the freedom of of SJS Secretary of Information and Human Rights, Mohamed Ibrahim Bulbul since the judge on Monday refused the charges brought by the Office of the Attorney General. During his first court hearing on Monday, September 25, the Judge at the Banadir...
Shirar siyaasadeed isbahaysi maamul goboleedyada ah oo ka socda NAIROBI
Nairobi ( Raxanreeb) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa ku sugan qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo halkaas kulamo is daba jooga ah ka wada. Wararka la helayo ayaa sheegaya in kulamadan ay yihiin kuwa ka dhan ah Dowladda uu hoggaaminayo Madaxwayne Xasan Sheekh oo la sheegayo in ay madaxdu ay...
Madaxweynaha Villa Somalia Mise Madaxweynaha Villa Galmudug ?
Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweynaha Kooxda Villa Somalia wuxuu magaaalada Dhusamareeb ee Galmudug tagey 05/08/2023, waxaana maanta u buuxsantay 52 maalmood. Madaxweynaha Kooxdu wuxuu safarkiisa GM ku micneeyey in uu hoggaaminayo dagaalka lagula jiro khawaarijta. Xaqiiqda daalacan ayaa ah in ujeedada saxda ah ee safarka Xasan Sh ku tagey GM ay ku soo aruureyso in mid...
DF oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay xubno katirsan Al-Shabaab
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsam Al-Shabaab, kaas oo ku sugnaan Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug ee Dowlad Gobaleedka Galmudug.
Muxuu maamulka World Remit ka yiri eedeynta Bankiga Dhexe ee Somaliland?
Ismaaciil Axmed oo ah aasaasaha iyo guddoomiyaha shirkadda World Remit oo ah shirkad lacagaha la isku diro u fududeysa bulshada ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid Bankiga Dhexe ee Somaliland.
Kenya oo samaysanaysa warshad soo saarta tamarta nukliyeerka
Kenya ayaa bilaabi doonta dhismaha warshad tamarta Nukliyeerka dhalisa sanadka 2027, mas’uuliyiintu waxay ku sheegeen ballan qaadkii ugu dambeeyay ee qorshayaasha.
Uproar over proposal to lengthen Kenya president’s term
A senator who belongs to the ruling coalition in Kenya has proposed an extension of presidential term limits from the current five to seven years, sparking sharp reactions in the country. Nandi Senator Samson Cherargei says President William Ruto, who has been in office for just about a year, might not have enough time to...
Al-Shabab militants killed in raid after truck bomb – Somalia
The Somali government says its forces killed scores of al-Shabab militants just a day after a truck bomb killed at least 10 people in the central town of Beledweyne. Deputy Information Minister Abdirahman Al-Adalah says the Somali army and local militia attacked the militant camp in Caad village in Galmudug state. The number of al-Shabab...
Dilka Chris Kaba oo kadhashay qilaaf soo kala dhexgalay boliiska iyo dowladda UK
London (Raxanreeb) Khilaaf xooggan oo u dhaxeeya dowladda UK iyo ciidanka booliiska hubeysan ee dalkaasi ayaa meel xun gaaray waxaana khilaafkan uu sababay in askar badan oo katirsan booliiska hubeysan ay joojiyaan shaqadii ay hayeen. Sidoo kale, Askartan shaqada joojiyay ayaa la sheegay in ay ka carroodeen xukun lagu riday askari katirsanaa booliiska huba qaataa,...





