Garoowe (Raxanreeb ) Maamul Goboleedka Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay in sarkaal ajnabi ah oo ka tirsanaa Daacish uu gaajo iyo harraad ugu geeriyooday dhulka miyiga ah. Waaxda denbi-baadista u qaabilsan Booliska Puntland ee (C.I.D) ayaa xaqiijisay geerida Maxamed Saalim Maxamed oo ka tirsanaa Daacish islamarkaana ka soo jeeda dalka Yemen Ninkan katirsanaa...
Month: September 2023
Shabaab ku shirayay Ceelbuur oo la sheegay in la duqeeyay + khasaaraha
Ceelbuur (Raxanreeb ) Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in duqeymo xaga cirka ah ay ka fuliyeen degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaliya ayaa sheegay in duqeymahaas lala eegtay xubno sare oo ka tirsan kooxda Al- Shabaab oo shir uga socday degmada Ceelbuur. War laga sii daayey...
Museveni oo canaantay Somaliland ”Ma taageersani in Somaliland ka go’do Soomaaliya”
Kampala (Raxanreeb ) War uu ku daabacay bartiisa X ayuu ku sheegay Madaxwaynaha Uganda Yoweri Museveni in waqtiga la joogo sinaba suurtagal u ahayn in Somaliland ay ka go’do Soomaaliya muhiim-na ay tahay midnimada. Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhex-dhexaadiyo Hargeysa iyo Muqdisho, ayna u baahan yihiin inay wada shaqeeyaan si...
President Museveni offers to mediate in Somalia & Somaliland unification efforts
President Yoweri Kaguta Museveni yesterday received a Special Envoy from the Republic of Somaliland, Dr. Jama Musse Jama at State House-Entebbe. During the engagement, President Museveni agreed to be the unification facilitator between Somaliland and Somalia. Somaliland, officially the Republic of Somaliland, is an unrecognised sovereign state in the Horn of Africa, recognised internationally as...
dhaawacyada qaraxii Beledweyne oo la geeyay isbitaallada Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Sagaal qof oo kamid ah dadka ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa la dhigay isbitaallada Muqdisho. Sagaalka qof ee la geeyay Muqdisho ayaa waxa diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah looga qaaday magaalada Beledweyne xalay. Qaraxa ka dhacay shalay Beledweyne oo loo adeegsaday gaari...
AU ”Lama aqbali karo codsiga Villa Somalia ee sii joogitaanka ATMIS”
Adis Ababa (Raxanreeb ) Midowga Afrika ayaa la sheegayaa inay ka biyo diideen codsiga Villa Somalia ee ah in la hakiyo bixitaanka ciidanka ATMIS kuwaas oo qorshuhu yahay in dalka ay ka baxaan dhamaadka bishan September . “Macquul ma aha inaad sidaad u hurdeysay aad soo toosto labo toddobaad ka hor bixitaanka ciidanka ATMIS,” ayaa...
Why Somalia is Poised to Win the War Against Al-Shabaab
Reflecting on the ongoing battle against Al-Shabaab in Somalia, there is a beacon of hope and optimism. For nearly two decades, this ruthless terrorist organisation has plagued our nation, causing untold suffering and bloodshed. However, under President Hassan Sheikh’s leadership, Somalia has a better chance to defeat this menace and usher in a new era...
Qarax ismiidaamin ah oo gilgilay Beledwayne- Hiiraan
Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya – magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax xoogan kaas oo ruxay xaafadaha magaaladaas. Waxa lagu soo waramayaa in qaraxan loo adeegsaday gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Beledwayne ayaa sheegay in qaraxa uu si gaar ah uga...
Mareykanka oo xiray nin ‘u basaasayey Itoobiya’
Qandaraasle kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda iyo tan Cadaaladda ee Mareykanka ayaa loo xiray eedeymo ku saabsan inuu u basaasay dal kale, oo la rumeysan yahya inuu yahay Itoobiya.
RW Xamse oo la kulmay Madaxweyne Biden iyo Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, Wasiirka arrimaha debedda ee Imaaraadka Carabta iyo madax kale.







