Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa khudbad ka hor jeediyay kalfadhiga 78-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, waxa uu ku saabsanaa rajada iyo saameynta ay ku yeelan karaan caadiyeynta xiriirka iyo nabadda dalalka Carabta, iyo doorka ay ku leedahay isbeddelka Bariga Dhexe.
Month: September 2023
IPI: Heynta Bulbul waxay xadgudub ku tahay Dastuurka Soomaaliya
VIENNA (Raxanreeb) Shabakadda caalamiga ah ee IPI waxay cambaaraynaysaa xarigga sharci darrada ah ee lagu hayo weriye Maxamed Ibraahim Cismaan Bulbul ee Soomaaliya, waxayna mar kale ugu baaqaysaa maamullada inay ka fogaadaan beegsiga suxufiyiinta si ay shaqadooda u wataan. 17-kii Agoosto, saraakiil dhar cad ah oo ka tirsan nabadsugidda ayaa xiray oo xiray Bulbul xilli...
IMF oo ka hadashay deyn halka ay marayso dayn cafinta Soomaaliya.
New York (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF, Mahmoud Mohieldin. Kulanka ayaa looga hadlay dadaalka dowladda ay ku waddo dib u habeynta nidaamka dhaqaalaha dalka, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo u diyaargarowga barnaamijka deyn cafinta kadib....
Ruto holds talks with US Secretary of State Blinken over Sudan, Haiti
Kenya’s President William Ruto met with US Secretary of State Antony J. Blinken on the sidelines of the ongoing 78th session of the United Nations Assembly where they discussed peace in Sudan, Haiti and the East African region. The Secretary reaffirmed US’ shared democratic values and welcomed the deepening economic partnership between the United States...
Expert says tension at Oromo-Somali border may turn to ethnic conflict
The recent conflict caused by disputes on khat tax collection in bordering areas of Somali and Oromia Regions has created tension, sources said. Wazema reported here today that the conflict took an ethnic form after the armed forces from the Oromia side wearing uniforms of the Special Forces of Oromia Region attacked the Somali Internally...
IMF Staff Completes Staff-Level Agreement with Somalia on the Sixth Review under the Extended Credit Facility (ECF)
Washington, DC: An International Monetary Fund (IMF) team, led by Laura Jaramillo, conducted discussions with the Somali authorities in Nairobi, Kenya on September 11- 21, 2023 and reached a staff-level agreement on the sixth review under the Extended Credit Facility (ECF) arrangement. This agreement is subject to approval of the IMF’s Executive Board. At the...
RW Xamse ”Saciid DENI wuxuu iga tabanayo ha ii sheego”
New York (Raxanreeb ) Khilaafka u dhaxeeya Puntland iyo Dowladda Dhexe oo ka bilowday magacaabista Ra’isulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa – wali wax heshiis ah oo rasmi ah laga gaarin muranka oo soo jiray muddo aad u badan. RW Xamse ayaa sheegay inuu diyaar markaan la yahay wada- hadal dhab ah oo lala galo maamulka...
Xasan Sheekh oo dalbaday sii joogitaanka Ciidanka ATMIS
New York (Raxanreeb ) Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatay Qaramada midoobay in la hakiyo Wajiga labaad ee Qorshaha bixitaanka Ciidamada ATMIS kaasoo qorshuhu yahay in 3000 oo Askari ay ka baxaan Dalka dhamaadka Bishan. Warqad si deg deg ah lagu soo qoray oo uu soo diray Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaartay Madaxweynaha Golaha Amaanka ee...
Biden oo u digay Netanyahu kadib kulankoodii ugu horreeyey
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York ra'iisal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo qodobo ay ka mid yihiin tallaabooyinka deegaan ballaadhsiga ah ee ay Israa'iil ka waddo daanta galbeed ee la haysto, iyo isku dayada uu doonayo inuu wax kaga bedelo nidaamka garsoorka ee dalkaas, kuwaas oo dhaleecayn xooggan kala kulmay shacabka dalkaas.
Jamhuuriga oo tallaabo cusub u qaaday xil-ka-qaadista Biden
Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ayaa lagu wadaa inay toddobaadka soo socda qabtaan fadhigii ugu horreeyey ee lagaga hadlayo, xil ka qaadista madaxweynaha Maraykanka Joe Biden.






