Month: October 2023

Casuumadda Muqdisho ee Khaatumo oo  khilaaf ka dhax abuurtay DFS
Post

Casuumadda Muqdisho ee Khaatumo oo  khilaaf ka dhax abuurtay DFS

Muqdisho (Raxanreeb) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf madaxda dalka ay ku keentay in  magaalada Muqdisho lagu casuumo hoggaamiyaha SSC- Khaatumo kaas oo kulama ka wada magaalada Muqdisho. Sida wararka ay sheegayaan Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa aad ugu xumaaday in Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya caasumad rasmi ah u fidiyo hoggaamiyaha Khaatumo...

XOG  : MD Xasan Sheekh – ma ogola in doorasho ay ka dhacdo KGS
Post

XOG  : MD Xasan Sheekh – ma ogola in doorasho ay ka dhacdo KGS

Baydhabo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya oo wajahaya caqabad la xiriirta maamul-goboleedyada dalka ayaa la sheegayaa inuu dhawaan tagi doono magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Madaxwaynaha  iyo siyaasiinta ka soo jeeda maamul goboleedka koonfur Galbeed ayaa isku maandhaafay in deegaanada maamulkaas ay ka dhacaan doorashooyin maadama waqtiga uu ka dhamaaday Laftagareen. Hase ahaatee Madaxwaynaha ayaa...

Xildhibaano  ka xanaaqay in Khaatumo DF casuumad ay u fidiso
Post

Xildhibaano  ka xanaaqay in Khaatumo DF casuumad ay u fidiso

Muqdisho (Raxanreeb ) Ka dib markii magaalada Muqdisho uu soo gaaray caasumad uu ka helay madaxda sare ee dalka hoggaamiyaha SSC – Khaatumo waxaa arintaas ka xumaaday xildhibaano heer  Federaal ah. Xildhibaanada qaar ayaa sheegay in aysan sax ahayn in hoggaamiyaha Khaatumo sidii maamul goboleed oo kale loogu soo dhaweeyo magaalada Muqdisho. Xubno ka  mid...

Falastiiniyiinta ayaa gantaalo ku garaacay dhulka Israa’iil
Post

Falastiiniyiinta ayaa gantaalo ku garaacay dhulka Israa’iil

Tel Aviv (Raxanreeb)  Madaafiic ayaa lagu garaacay saakay dhulka ey Isra’iil xooga kudagantahay waxaana madaafiicdan ayaa lagu soo waramayaa in ey kugaraaceen xoogagga Falastiiniyiinta ey kutuureen dhulka marinka Gaza. Sidoo kale, Wax kabadan 10 gantaal ayaa lagu garaacay dhulka Israa’iil ey gacanta kuheyso waxaana seeriga duulaanka cirka laga yeeriyay Israa’iil waxaan aad looga maqlay aaga...

Maxaa ka soo baxay kulan Muqdisho Firdhiye kula yeeshay madaxda DFS ?
Post

Maxaa ka soo baxay kulan Muqdisho Firdhiye kula yeeshay madaxda DFS ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxa kulan  ku yeeshay hoggaamiyaah maamulka SSC-Khaatumo oo  markii ugu horeysay soo gaaray caasimada tan iyo markii loo dhiibay hoggaanka maamulkaas. Hoggaamiyaha Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa xubnihii uu kula  kulmay magaalada Muqdisho kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhismaha maamulkaas iyo sidii  Dowladda ay uga heli lahaayeen taageerada...

Ruto oo doonaya in markale uu Shiinaha ka dalbado deyn hor leh
Post

Ruto oo doonaya in markale uu Shiinaha ka dalbado deyn hor leh

Nairobi (Raxanreeb) Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa lafilayaa in dhamaadka bishan uu safar ugu bixi doono dalka Shiinaha si uu usoo amaahdo lacag dhan $1bn oo dollar si loo dhameystiro mashaariicdii dhismaha wadooyinka si uu sheegay kuxigenkiisa Rigathi Gachagua. Sidoo kale, Rigathi Gachagua ayuu usheegay Warbaahinta Inooro FM in qadaraaslayaal badan ay katageen mashaariic...

Wararkii ugu dambeeyay Kulan dhexmaray Taliyaha ciidanka dhulka iyo ATMIS
Post

Wararkii ugu dambeeyay Kulan dhexmaray Taliyaha ciidanka dhulka iyo ATMIS

Mahadaay (Raxanreeb) Taliyaha ciidanka dhulka Somalia Dayax Cabdi iyo latilayaha madaxweynaha Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa booqasho kutagay saldhiga ciidanka ATMIS iyo kuwa xoogga dalka kuleeyihiin degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe. Sidoo kale, labada dhinac ayaa kawada hadlay howlgalada ciidan ey iska kaashanayaan milateriga Somalia, ATMIS iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macwiisley. Dhanka...

Siyaasiin Laftagareen Baydhabo u diiday oo Xasan Sheekh u dacwoonaya.
Post

Siyaasiin Laftagareen Baydhabo u diiday oo Xasan Sheekh u dacwoonaya.

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Maanta oo jimca ah waxa magaalada  Dhuusmareeb ee  gobolka galgaduud waxaa kulan ku yeeshay xubno  ka mid ah siyaasiinta isbedelka doonka la baxay ee koonfur Galbeed iyo Xasan Sheekh  Maxamuud. Waxaa hoggaaminaya xubnahan  Guddoomiyaashii hore ee Golaha shacabka ,  Maxamed Cusmaan Jawaari , Maxamed Mursal  ,Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno siyaasiin...