Month: October 2023

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan
Post

Jubbaland ma doonayso in ATMIS dalka ay ka baxaan

Kismaayo (Raxanreeb ) in muddo ahba waxaa socday qorsha dalka ay  uga baxayaan ciidanka ATMIS waxaana jiray  codsi Dowladda Soomaaliya ay u dirtay Golaha ammaanka oo ay ku dalbanaysay sii joogitaanka dalka ATMIS Ka bixitaanka ATMIS ayaa  waxaa  walaac ka muujiyay  Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland oo deegaanadeeda ay joogaan ciidan ka socda Kenya...

Golaha Wasiiradda oo aan sixiyay labo sharci oo muhiim ah
Post

Golaha Wasiiradda oo aan sixiyay labo sharci oo muhiim ah

Muqdisho (Raxanreeb)  Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shirkoodi Toddobaadlaha iyagoona meel mariyay sharciyo muhiim ah. Hindise sharciyeedyada ey maanta ansixiyeen golaha wasiiradda ayaa waxa ay kal yihiin Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka. Sidoo kale, Sharciyadan oo ay soo kala gudbiyeen Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradda Diinta iyo...

Ruto oo magacaabay safiiro cusub oo u fadhin doono Muqdisho & Hargeysa
Post

Ruto oo magacaabay safiiro cusub oo u fadhin doono Muqdisho & Hargeysa

Nairobi (Raxanreeb) Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa magacabaay safiiro badan oo wakiilo ugu noqon doono dalalka caalamka isagoo badalaya kuwii horey ey magacaabeen madaxdii isaga kahoreysay. Sidoo kale, Ruto safiiradan uu magacaabay waxaa kujiro safiir ufadhin doono magaalada Muqdisho Kiringo Kubai safriirkan uu u soo magacaaby Muqdisho ayaa ahaa xildhibaan katirsan Baarlamaanka Kenya oo...

Shaqsi ku edeysan dilka Fanaan Tupac Shaku oo maxkamad lasoo taagay
Post

Shaqsi ku edeysan dilka Fanaan Tupac Shaku oo maxkamad lasoo taagay

New York (Raxanreeb)  Nin oday ah oo lagu eedeeyay in uu kadambeeyay dilkii fanaan Tupac shakur sanadkii 1996-dii ayaa kasoo muuqday maxkamad kaaso oo lagu eedeynayo in uu kadambeeyo dilka fanaan Tupac shakuur. Sidoo kale, Duane Keffe D Davis oo ahaa 60 jir burcad ah ayaa kasoo muuqday maxkamad asagoo katiinadeyzan xarunta maxkmadda gobolka ee...

Duqeyn ka dhacay Mudug & dhaawacyo loo soo qaaday Muqdisho
Post

Duqeyn ka dhacay Mudug & dhaawacyo loo soo qaaday Muqdisho

Gaalkacyo (Raxanreeb ) War ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeymo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Mudug ay ku dileen xubno sar sare oo ka mid ah kooxda Al- Shabaab. Waxaa lagu sheegay warka ka soo baxay Dowladda in duqeymahan inta badan ay ka dhaceeb goobo ay ku dhuumalaysanayeen kooxda...

DIL aad loogu xumaaday oo ka dhacay Beledwayne
Post

DIL aad loogu xumaaday oo ka dhacay Beledwayne

Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka aan ka –  helayno  magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas  dil loogu gaystay ganacside si wayn  loogu yaqaanay magaalada Beledwayne. Sida wararku ay sheegayaan ganacsadahan ayaa la sheegay in dilkiisa ay ka danbeeyeen koox hubaysan oo goobta isaga baxday dilka ka dib . Ganacsadahan oo lagu magacaabi jiray...