Day: November 7, 2023

Home » Archives for November 7, 2023
Waa kuma ninka aan la aqoon ee Yuhuuda ay ugu cabsida badan tahay?
Post

Waa kuma ninka aan la aqoon ee Yuhuuda ay ugu cabsida badan tahay?

Tan iyo markii uu billowday dagaalka Xoogga Falastiinyiinta iyo Israa’iil u dhaxeeya, 31 maalin ka hor, magaca ugu badan ee ay Falastiiniyiinta, dadka Carabta ah iyo bulshooyinka kale ee taageera qadiyadda reer Falsatiin ay ku celceliyaan ayaa ah “Abu Cubeyda,” oo ah afhayeenka milatariga ee guutada Al-Qassam, ee garabka hubaysan ee dhaqdhaqaaqa Xamaas.

”dagaalka markuu dhamaado ayey kala cadaaneysa cida maamuleysa Gaza”
Post

”dagaalka markuu dhamaado ayey kala cadaaneysa cida maamuleysa Gaza”

Tel Viv (Raxanreeb) Ciidamada Isreal ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxaana magaaladan maamulkeeda gacanta ku hayay kooxaga gabannimadoonka Xamaas. Isreal ayaana dooneysa in gabi ahaan magaalada Gaza ka saarto ururka Xamaas ay u arkaan halista ugu weyn ee la kulmayaan, waxa ayna dadaalkii ugu dambeeyay ku bixinayaan...

Iska horimaad Khasaaro geestay oo Garawe ka dhacay
Post

Iska horimaad Khasaaro geestay oo Garawe ka dhacay

Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw ka dhacay iska horimaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa sheegaya in is rasaasayntu dhexmartay ciidamo ka tirsan dowladda Puntland iyo kuwa taabacsan dhinaca mucaaridka. Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada dowladda oo gelbinaya...

Qaramada Midoobay ‘’GAZA waa qubaaraha caruurta Falastiin’’ -Argagax
Post

Qaramada Midoobay ‘’GAZA waa qubaaraha caruurta Falastiin’’ -Argagax

Gaza (Raxanreeb ) magaalada Gaza ee dhulka Falastiin waxaa wali ka soconaya duqeymaha ay gaysanayaan  ciidanka Yahuuda kuwaas oo kumanaan shacab ah ku laalay halkaas. Israel ayaa laba jibaartay duqeynta cirka ay ku wado waqooyiga Gaza & xeryaha Qaxootiga oo ay sadex kamid ah shalay duqeysay. Tiradda dhimashada shacabka Gaza ayaa mareysa in ka badan...

Post

At least 29 dead as floods devastate Somalia, Kenya

At least 29 people have been killed and more than 113,000 displaced following heavy rains and flash flooding in Kenya and Somalia. The Somali federal government declared a state of emergency Monday after floods caused the deaths of 14 people. Emergency rescuers were working to reach an estimated 2,400 people still trapped by flood waters...

Post

Somalia floods kill 10, displace more than 113,000 a year after drought

Floods caused by heavy rains across parts of Somalia have displaced more than 113,000 people and “temporarily affected” hundreds of thousands, the U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UN OCHA) said on Monday. About 10 people have died in the aftermath of the rains, and the government has declared a statement of emergency,...