Day: November 29, 2023

Home » Archives for November 29, 2023
GAROOWE : Waxyeelo ka dhalatay qarax ka dhacay magaalada & tirada waxyeelada.
Post

GAROOWE : Waxyeelo ka dhalatay qarax ka dhacay magaalada & tirada waxyeelada.

Garoowe (Raxanreeb ) Qarax ayaa lagu soo waramayaa inuu  ka dhacay Xaafadaha ka danbeeya Wasaaradda maamulka Puntland ee magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Sida dadka halkaas ku sugan ay ku warameen waxaa  ku dhawacmay saddex caruur ah, kuwaaso la geeyay Isbitaalka Qaran ee magaalada. Ciidamada maamulka Puntland ee magaalada Garoowe  ayaa gaarqy halka  caruurta qarax...

Kenya Airways ”Duulimaadka Muqdisho & Nairobi waa $1050”
Post

Kenya Airways ”Duulimaadka Muqdisho & Nairobi waa $1050”

Nairobi (Raxanreeb ) Kenya Airways ayaa dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi Muqdisho oo hakadku yimid iyadoo qiimaha uu noqon doono 1050 USD sida warbaahinta kenya ay daabaceen. Ticket kan ayaa noqonaya kii ugu qaalisanaa taarikhda ee loogu safro  Mogadishu –Nairobi taas oo  noqon doonta  caqabad  kale  oo  soo wajahaysa dadka Soomaaliyeed ee u safraya Kenya....

Israa’iil oo sii daysay maxaabiis Falastiin , Caruur & haween ayaa u badan
Post

Israa’iil oo sii daysay maxaabiis Falastiin , Caruur & haween ayaa u badan

GAZA  (Raxanreeb ) Hay’adda ICRC ayaa  ku howlan sidii  Israa’iil iyo Falastiin ay isku dhaafsan lahaayeen maxabiista ay kala haystaan , ka dib heshiis xabad joojin ah oo labada dhinac ay wada- gaareen. Heshiiskan oo muddo lagu daray ayaa suurtagal ka dhigay in labada dhinac ay is dhaafsadaan maxaabiis badan waxaana jira in Xamaas ay...

Guddi DENI magacaabay oo la diiday – xaalada Puntland maxaa xiga ?
Post

Guddi DENI magacaabay oo la diiday – xaalada Puntland maxaa xiga ?

Garoowe (Raxanreeb ) Ka dib markii maalmo ka  hor Madaxwaynaha maamulka Puntland uu magacaabay Guddi ka shaqeeya xalinta khilaafka doorasho ayaa waxaa arinkaas ka biyo diiday xubno ka mid ah  mucaaradka Puntland. Shir ka dhacay magaalada Garoowe ee Puntland oo ay yeesheen hoggaamiyaasha mucaaraadka ayay ku sheegeen in Guddigaas uu  yahay mid u xaglinaya Madaxwayne...

Shabaab oo qalgal galiyay  Ganacsiga Muqdisho – Goobo la qarxiyay
Post

Shabaab oo qalgal galiyay  Ganacsiga Muqdisho – Goobo la qarxiyay

Muqdisho (Raxanreeb )  Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa wajahaya qalqal xaga amniga ah ka dib markii ay soo baxeen warar iska soo horjeeda oo kaga imaanaya Al- Shabaab iyo Hay’adda NISA ee Dowladda Soomaaliya. Goobo badan oo ganacsi ah ayaa la xiray sabab la xiriirta cabsi ganacsatadu ay ka qabaan in waxyeelo ay soo gaarto goobahooda...