Day: November 19, 2023

Home » Archives for November 19, 2023
GAROOWE : Isku bir- tumashada DENI & mucaaradka oo sababay barakac qoysas badan
Post

GAROOWE : Isku bir- tumashada DENI & mucaaradka oo sababay barakac qoysas badan

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in xaafadaha qaar dadkabay isaga barakaceen. Dad la hadlay RBC ayaa sheegay in dadka ay ka cabsi qabaan in waxyeelo ay ka soo gaarto isku birtumashada u dhaxeeysa ciidan ka kala amar qaata Madaxwayne Saciid Deni iyo mucaaradka. Waxaa...

WARBIXIN : Laftagareen oo laga dhaadhicinayo wax ka bedelka Dastuurka
Post

WARBIXIN : Laftagareen oo laga dhaadhicinayo wax ka bedelka Dastuurka

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ka hor shirka  Golaha wadatashiga Qaran. War ka soo baxaya kulanka Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Laftagareen ayaa sheegaya in labada dhinac ay ka wada- hadleen arrimo ku saabsan Dastuurka . Madaxwaynaha ayaa  galangal ugu  jira...

Xukun dil ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Cabdullaahi Cali Hudey
Post

Xukun dil ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Cabdullaahi Cali Hudey

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo horey u dilay Cabdulaahi Cali Huday bishii 09 – Nov – 2023. Fagaaraha lagu toogtay Cabdisalaan waxaa goobjoog ahaa saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, maamulka degmada, ehellada iyo dadweyne kale. Xukunka dilka ah ee lagu...

Maxay tahay xiisadaha dagaal ee laga soo sheegayo Puntland ?
Post

Maxay tahay xiisadaha dagaal ee laga soo sheegayo Puntland ?

Garoowe (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xiisad salka ku haysa arrimaha doorashooyinka oo ka taagan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland. Ciidamo kala taabacsan  Madaxwaynaha waqtiga uu ka dhamaynayo ee Saciid Cabdulaahi DENI iyo xubnaha mucaaradka  ee ololaha doorasho ku jira ayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo iska soo horjeeda ka...

Xasan Sheekh oo loo xiray waddooyinka caasimadda
Post

Xasan Sheekh oo loo xiray waddooyinka caasimadda

Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin muhiima ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho maanta oo Axad ah waxaa xiray ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaliya gaar ahaan kuwa Koofiya casta. Waddooyinka la xiray waxaa ka mid ah KM4  ilaa wadada Afisiyooni halkaas  oo ciidanka ay diideen in la adeegsado dadka iyo gadiidka xili roobab xoogan ay ka...