Day: November 26, 2023

Home » Archives for November 26, 2023
Sierra Leone , oo dalka dhan bandow la geliyay + sababta
Post

Sierra Leone , oo dalka dhan bandow la geliyay + sababta

Dowladda Sierra Leone ayaa ku dhawaaqday bandow dalka oo dhan ah, kaddib markii rag hubeysan oo aan heybtooda la aqoonsan ay weerar ku qaadeen xero ciidan, iskuna dayeen inay jabsadaan bakhaarada hubka magaalada caasimadda ah ee Freetown, sida ay dowladdu sheegtay maanta oo Axada.

Sawirro: Xamsa Barre oo si weeyn loogu soo dhoweeyay Kismaayo
Post

Sawirro: Xamsa Barre oo si weeyn loogu soo dhoweeyay Kismaayo

Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya, halkaas oo si fiican ay ugu soo dhoweeyeen madaxwenaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ku xigeennadiisa iyo guddoomiyaha golaha wakiillada.

Waa imisa tirada Maxabiista ay sii daayeen Xamaas & Falastiin- ?
Post

Waa imisa tirada Maxabiista ay sii daayeen Xamaas & Falastiin- ?

GAZA (Raxanreeb ) Markale Falastiin iyo Israa’iil ayaa is dhaafsaday maxaabiis , taas oo qayb ka ah dadaalo lagu doonayo in nabad loogu soo dabaalo marinka GAZA halkaas oo in mudda ah ay ka socdeen duqeymo. Dadka la sii daayay oo dhanka Xamaas laga fasaxay waxaa ku jiray dad ajaaniib ah iyo muwaadiniin kale oo...

MUQDISHO : Sarkaal Dowladda ka tirsan oo gurigiisa weerar lagu qaaday
Post

MUQDISHO : Sarkaal Dowladda ka tirsan oo gurigiisa weerar lagu qaaday

Muqdisho (Raxanreeb ) Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la weeraray guri uu ka deganaa degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in weerarkan loo adeegsaday qaraxyo waxaana jira khasaare kala duwan oo soo gaaray ilaalada guriga sarkaalkan. Weerarka ka dib waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka...

Barlamaanka Puntland oo tuuray ka doodista xeerka doorasho
Post

Barlamaanka Puntland oo tuuray ka doodista xeerka doorasho

Garoowe (Raxanreeb ) Maanta oo Axad ah sida wararka ay sheegayaan waxaa gebi ahaanba laga saaray ka doodista xeerka doorqshooyinka qof iyo cod ee muranka xooggan ka taagan yahay. Arintan ka saarida Ajandaha ayaa ka danbeeysay, kadib markii uu khilaaf ba’an ka dhex abuuray xildhibaanada Baarlamanka Puntland, islamarkaana saamayn ku yeeshay habsami-u-socodka shaqada golaha. Falanqeyayaasha...

WAR TOLOW COLKA JOOJA !
Post

WAR TOLOW COLKA JOOJA !

Garoowe (Raxanreeb ) Maqaalkaan waxaan si gaaban intii karaankayga ah kaga hadlayaa xaalka cakiran ee ka jira Puntland ka dib markay soo dhowaatay mudadii qori isu dhiibka xukunka Puntland. Waxaa soo dhowaaday xilliga ay ku ekayd mudada madaxweynaha talada haya ee 5 sano ahayd ee uu hogaaminayey shicibka reer Puntland. Sharciyan in uu sii joogo...