Muqdisho (Raxanreeb ) Afhayeen u hadlay Pentagon ka Mareykan-ka oo lagu magaacaabo Brigadier General Patrick Ryder ayaa sheegay inay ciidamada mareykanka ka hortageen weerar koox burcad badeed Soomaali ah ay ku qaadeen Markab ganacsi oo mareyay xeebaha Badda Cas. Markabka la weeraray oo ahaa nooca Shidaalka qaada ayaa lagu magacaaba Central Park waxaana gacanta lagu...
Day: November 28, 2023
Meydad laga helay beer ciidamada Kenya ay leeyihiin
Meydad ka kooban 4 qof ayaa Axaddii laga helay beer la sheegay in ay leeyihiin ciidamada Kenya, taasi oo ka careysiisay dadka deegaanka.
Bangiga Dhexe oo xarun kala wareegay maamulka Jubbaland
Ra'iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay laanta Bangiga dhexe ee magaalada Kismaayo, tallaabo muhiim u ah, dowladda ayna tahay horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada in loo dhoweeyo adeegyada dowladda.
Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Bulshada Rayidka
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo kulan ballaaran la yeeshay Bulshada Rayidka ah, maanta oo talaado ah kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa xaqiijinta hiigsiyada dalka.
Xabad-joojintii Gaza oo lagu daray maalmo kale
GAZA (Raxanreeb ) Israa’il iyo Xamaas ayaa isla gartay in mudda laba maalin oo dheeri ah lagu kordhiyo heshiiskii xabbad-joojinta afarta maalin ahaa. Muddo kordhinta heshiiskan xabbad-joojinta oo ay ku dhawaaqday dowladda Qatar, ayaa sare u qaaday rajada laga qabo in la helo xabad joojin dheeraad ah. Waxaa kale oo la filayaa in arrinntani ay...
DENI oo ugu sii daray xiisada doorashada
Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa magacaanay Guddi ka shaqaynaya dhamaynta khilaafka ka dhashay doorashooyinka maamulkaas. Madaxwaynaha waxa uu sheegay in Guddigan uu si gaar ah ugu shaqayn doono sidii loo heli lahaa dhabo sahli karta in si nabad ah ay ku dhacdo doorashada oo ah waxa ugu wayn ee...
Geeddi Caano leh hasa yeeshee Yuusan Inoo Dhalin ‘Haamo DHiig ah
Garoowe (Raxanreeb ) Dadka Soomaaliyeed waxay isugu sheekeeyaan inay yihiin dad caqli badan, anigu nafteyda waan rumeysanahay arrinkaas, waxaana filayaa inuu yahay hadal dhab ah oo jira, hasa yeeshee mararka qaarkood ay ka xoog badantahay Qar Iska Xoornimmada qofka Soomaaliga ah!…Waxaa kaloo caqli badnaantaas mararka qaarkood qariya rabitaanka qofka oo gaara heer uusan wax kale...