Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka qabsoomay kulan saacado badan socday oo u dhaxeeyay Madaxwaynaha Galmudug iyo xildhibaanada labada aqal ee doorashadooda ay tahay maamulka Galmudug. Kulankan waxaa ka soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira qodobada diirada lagu saaray oo u badnaa arrimaha doorashada soo socoto iyo wax ka bedelka Dastuurka...
Day: November 30, 2023
Fasiraad layaab leh oo laga bixiyay booqashadii Mahad Salaad ee Bakaaraha
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta Taliyaha Nabad sugidda Mahad Salaad ayaa booqday Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaas oo ganacsatada lagu amray in Camera CCTV ay ku xiraan goobahooda ganacsiga. Mahad Salaad ayaa indha indheeyay xarumaha ganacsiga ee suuqa waxaana la sheegay in muuqaalka maanta la baahiyay la soo duubay shalay oo Arbaca ahayd. Ka hor...
Ra’isulwasaare Xamsa oo sheegay 25% uu kordhay daqliga DF
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalay dood furan uu soo qaban qaabiyay Machadka Dooxada Jubba, ayaa bulshada su'aalo ku weeydiineysayeb ugana jawaabay wixii u qabsoomay Xukuumaddiisa Dan Qaran, iyo waxa hadda ay hiigsaneyso.
Sawirro: Axmed Madoobe oo ka degay degmada Afmadow
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degay degmada Afmadow, gobokka Jubbada Hoose ee Soomaaliya, halkaasoo si diirran loogu soo dhoweeyay.
Halkuu marayaa Ololaha Xasan Sheekh ee wax ka bedelka Dastuurka ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxa si xowli ah uga socda Ololaha Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku doonayo inuu wax kaga bedelo Dastuurka. Xildhibaano badan oo Golaha shacabka ah ayaa arintan si adag uga soo horjeestay waxaana Villa Soomaaliya ka soconaya Ololaha la xiriira in Golaha shacabka uu meel mariyo qorshe cod qarsoodi...
Geerida Henry Kissinger waxay baalka u rogtay waayo kale
NewYork (Raxanreeb ) Sida ay baahiyeen warbaahinta dalka Mareykanka waxaa geeriyooday Xoghayihi hore ee arrimaha dibadda Mareyknaka Henry Kissinger, isaga oo jira da’ da 100 sano sida la xaqiijiyay. Isaga oo ku sugan gurigiisa ayuu xoghayaha uu geeriyooday isagoo lagu waramay in muddo ah inuu xanuunsanaa oo ku arooray qolkiisa gaarka ah. Geerida “Henry Kissinger”...
RW Xamse ” Ma ogi inaan sii joogi doono kursiga ” – Hubaal la’ aan
Kismaaayo ( Raxanreeb ) Isagoo ka qayb galayay kulan la sheegay inuu yahay mid dadwayne ayaa Ra’ iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare waxaa uu ka hadlay arrimo dhawr ah oo xaga siyaasadda ah. Xamse waxa uu soo hadal qaaday guuxa xaga siyaasadda ee la xiriira sii joogitaankiisa kursiga inta ugu harsan xukunkiisa isaga oo sheegay...