Booliska magaalada Hamburg ee wadanka Jarmalka ayaa la tacaalaya xaalad looga shakisan yahay afduub kaddib markii nin hubeysan oo kaxaynayay gaari uu ka gudbay xayndaabka amniga.
Day: November 5, 2023
Wasiir Israa’iil ah oo soo jeediyay in bam niyukleer ah lagu dhufto Qasa.
Wasiirka Hiddaha ee Israa’iil Amichai Eliyahu ayaa maanta oo Axada sheegay “in mid kamid ah ikhtiyaaraadka Israa’iil ee dagaalka Qasa ay ku jirto in bam Niyukleer ah lagu dhufto Marinka Qasa”.
Roobab xooggan oo geeystay khasaare kala duwan ayaa ka da’ay Gaalkacyo
Roobab Lixaad leh oo labadii maalmood ka da’ayey magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug ayaa sababay khasaare isugu jira burbur hantiyeed iyo in dadbadan ka barakacaan guryahoodi, ka dib markii ay ku soo rogmadeen daadad.
Ciidamada DF oo howlgallo lagu baacsanayo Al-Shabaab kawada Bakool
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howl-gallo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Bakool.
Mas’uuliyiintii ugu badnaa ee degmada Hodan oo Shabaabnimo loo Maxkamadeeyay
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxaa la horgeeyay illaa 11 mas’uul oo ka tirsanaa maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kuwaas oo ahaa guddoomiyeyaal waaxeed oo kala duwan.
Toga Garbaharay oo qof ku dhintay & Gedo oo go’doosan
Garbahaaray (Raxanreeb ) Warrarka ka imaanay gobolka Gedo ayaa sheegaya in gabi ahaanba ay go’doon gashay degmada Luuq kaddib markii webiga Juba uu ku fatahay qaybo badan oo magaalada kamid ah. Dad jooga degmada Luuq ee gobolka Gedo sheegay in qofka doonaya in uu magaalada soo galo ama uu ka baxo ay tahay in uu...
WARCUSUB : Xubo ka mid ah Xamaas oo booqasho ku tagay Tehran
Gaza (Raxanreeb ) Madaxa siyaasadda u qaabilsan ururka reer Falastiib ee Xamaas Ismaaciil Xaniyeh ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran, waxa uuna la kulmay madaxda ugu sareysa dalkaasi. Ismaaciil Xaniyeh ayaa tagay magaalada Tehran shalay oo Sabti ah, waxa uuna kulan gaar ah la qaatay madax sare...
Two killed as flooding hits Kenya
NAIROBI, KENYA — Heavy rains and flooding ravaged parts of Kenya on Friday, sweeping away homes and livestock and destroying roads and electric transmission lines, authorities said. At least two people were killed and at least one was missing. One of the victims died after a house collapsed under heavy rains in the coastal city...
CS Duale urges Lamu leaders to preach peace among communities
Defense Cabinet Secretary Aden Duale has called on the leaders in the Coast region to take the leading role in advocating for peaceful co-existence of the communities rather than fanning conflicts. Duale was speaking on Saturday in Lamu’s Kizingitini area, where he accompanied President William Ruto on a four-day tour of the region. He stressed...
Why Immigration offices remain shut in Garissa despite state promise
When Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki visited Garissa town on June 2, he told a crowd that had gathered at Farmers Training College grounds that the immigration offices would re-open July 1. Six months later, there is no sign of activity at a facility that was once a beehive of activity as residents of the...