Day: November 27, 2023

Home » Archives for November 27, 2023
Carruur gaajo ugu geeriyootay Baladweyne
Post

Carruur gaajo ugu geeriyootay Baladweyne

Magaalada Baladweyne xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, ayaa waxaa ka taagan xaalad adag taasoo keentay fatahaadaha roobka iyo wobiga Shabeelle, oo aad u saameeyay guud ahaan gobollada qaar Hiiraan Jubbada Hoose Gedo.

Madaxweyne Deni oo ka hadlay doorashooyinka
Post

Madaxweyne Deni oo ka hadlay doorashooyinka

Madaxweynaha Puntland mudane Saciid Cabdullahi Deni, ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan deegaannada Dowlad Goboleedka Puntland, ee doorashooyinka bulshada iyo mucaaradka eedaha ay usoo jeedinayaan iyo sida isaga ay uga goa'antahay doorashooyinka inay dhacaan.

ARGAGAX :  Qoys ku geeriyooday Dhismo ku dumay magaalada Muqdisho.
Post

ARGAGAX :  Qoys ku geeriyooday Dhismo ku dumay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay ilaa seddax qof ayaa ku geeriyooday tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib dhismo ku dumay oo ku yaala degmada Kaaraan ee magaalada  Muqdisho. Qoyskan ayaa deganaa meel kaabiga ku hayso dhabarka ka dambe ee halka dhismahan uu ka socday sida ay sheegeen dad halkaas ku sugan oo...

Suurtagal ma tahay in la kordhiyo xabad- joojinta marinka GAZA
Post

Suurtagal ma tahay in la kordhiyo xabad- joojinta marinka GAZA

GAZA ( Raxanreeb ) Maalintii afaraad ayay gashay xabad joojinta ka dhaqan gashay marinka GAZA si Israa’iil iyo Falastiin ay isku dhaafsadaan maxaabiista ay kala haystaan ka dib maalmo halkaas dagaal uu ka socday. Wakaaladaha wararka ayaa sheegaya in wali ay jiraan maxaabiis badan oo ay kala haystaan labada dhinac loona baahan yahay in la...

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo sir kashifay & culays haysta – Yaa ku lug leh ?
Post

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo sir kashifay & culays haysta – Yaa ku lug leh ?

Garoowe (Raxanreeb ) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa dib u dhigay ka doodista xeerka doorasho ee Qof iyo cod ee ay soo gudbisay xukuumadda Saciid Cabdullaaho Deni ka dib buuq badan oo arintaas ka dhalatay. Muqaal si qarsoodi looga duubay Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayuu ku sheegay in inay soo waajahday xaalad Cabsi...