Day: November 8, 2023

Home » Archives for November 8, 2023
SSC oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland
Post

SSC oo dusha ugu tuurtay dagaal dhaxmaray [ iyaga ] Somaliland

Laascanood (Raxanreeb ) Ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulka dhawaan- galka ah ee SSC Khatumo ayaa maanta oo Arbacaha dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah SSC- Khaatumo. Dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa in dagaalka uu ka dhashay kaas oo kala garaay dhinacyada dagaalamay sida goobjoogayaashu ay sheegeen. Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa...

Wararkii ugu danbeeyay ee Gaza & QM oo sheegtay..
Post

Wararkii ugu danbeeyay ee Gaza & QM oo sheegtay..

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay xabbad-joojin bini’aadantinimo oo laga sameeyo Gaza, taasoo uu sheegay inay noqotay “xabaasha” boqollaal carruur Falastiiniyiin ah maalin kasta, iyadoo golaha ammaanku uu yahay mid aan waxba ka qaban karin.

Itoobiya oo dagaal Afaraad ku bilowday Badda Somalia
Post

Itoobiya oo dagaal Afaraad ku bilowday Badda Somalia

Addis Ababa (Raxanreeb) – Dalka Itoobiya ayaa si weyn looga hadal hayaa dagaal cusub, kaasoo noqon doona kii afaraad ee uu qaado Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo muddo shan sano ah xafiiska jooga. Abaabulka ciidan iyo soo iibsashada hub ayaa loo arkaa in qeyb ka tahay damaca Abiy uu ku doonayo helitaanka dakad ku taalla Badda...

Tarsan oo mudo xileedkiisa dhamaaday oo xilka wareejiyay
Post

Tarsan oo mudo xileedkiisa dhamaaday oo xilka wareejiyay

Nairobi (Raxanreeb) Safiirkii dowladda federaalka Soomaaliya u joogay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa dhameestay muddo xileedkiisa, waxaana loo sameeyay munaasabad kooban oo lagu sagootinayay. Sidoo kale, munaasabada sagootinta ah ee loo sameeyay Danjire Tarsan waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan dowladda Kenya, shaqaalaha safaarada iyo marti sharaf kale oo...

Nasri Warsame ayaa looga adkaaday doorshada kursiga 10-aad
Post

Nasri Warsame ayaa looga adkaaday doorshada kursiga 10-aad

Minneapolis (Raxanreeb) Doorashada kursiga 10-aad ee xaafada Minneapolis ayaa xalay soo idlaatay waxaana doorashada kursigaas looga adkaaday musharaxa Nasri Warsame oo ah wiil soomaaliyeed oo badi dadka ey aaminsanaayeen in uu kusoo bixi karo kursigaas. Sidoo kale, doorashada kursiga 10-aad ee Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa aheyd mid si weyn loo hadal haayay in uu...

Laba qof oo OROMA ah oo lagu dilay gobolka Sanaag
Post

Laba qof oo OROMA ah oo lagu dilay gobolka Sanaag

Sanaag (Raxanreeb) Wararka naga soo gaaraya deegaanada maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay laba qof oo u dhashay  Oramada Itoobiya oo halkaas ku sugnaa Sida wararku ay sheegayaan dilka labada qof ayaa ka dhacay deegaanka degaanka Milxo ee gobolka Sanaag Wararka ayaa intaaa ku daraya in dilka labada nin uu ka dhashay muran...

Maxaa ka socda maanta magaalada Garoowe oo rabashado ay ka dhaceen ?
Post

Maxaa ka socda maanta magaalada Garoowe oo rabashado ay ka dhaceen ?

Garoowe (Raxanreeb) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaal lagu doonayo in lagu dejiyo xiisad ka dhalatay YouTuber lagu magacaabo Kabtan Ayuub oo  lagu soo dhawaynayay magaalada. Laamaha amniga magaalada Garoowe ayaa sheegay  in amniga caasimadda hadda uu wanaagsan  yahay isla markaana la dhameeyay xiisada ka bilaabatay  Kabtan Ayuub oo maalmahan...

Gabar  SOOMAALI ah oo noqotay Duqa magaalo ku taala USA
Post

Gabar  SOOMAALI ah oo noqotay Duqa magaalo ku taala USA

St. Louis Park(Raxanreeb) Naadiya Maxamed oo Soomaali ah oo Noqotay Guddoomiyihii Degmo Ee Ugu Da’da Yaraa 170 oo Mareykanka Lagu Doortay. Codbixiyeyaasha magaalada St. Louis Park ee gobolka Minneasota ayaa Naadiya Maxamed u doortay inay noqoto duqa magaaladaas, iyada oo noqoneysa qofkii ugu horreeyay ee Muslim, Soomaali iyo Madow ah oo loo doorto xilkaas, Naadiya...