Muqdisho(Raxanreeb)Maxkamadda Ciidamada ayaa ku riday Sheegow iyo ciidamadiisa, Xukunno Isugu Jiro Dil, Mag iyo Sanado Xabsi Ciidan ah. Sheegow Axmed Cali waxaa lagu Xukumay Bixinta Diyada Sakariye 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cali oo ku baxay Fal-celintiisa iyo magdhow siinta sarkaal xigeen Cabdullaahi Xuseen Cabduqaadir oo uu dhaawacay. Axmed 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Xasan (Abii Axmed ) taliyaha ciidamada Horjooge Sheegow ayaa...
Day: November 2, 2023
Somali government must take its responsibility to protect journalists, investigate and prosecute crimes against media workers
MOGADISHU, Somalia 2 November, 2023 – On the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists (IDEI), The Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses deep concern about the escalating crimes against journalists in Somalia and the persistent culture of impunity surrounding the violence against journalists. Today, on 2 November 2023, as we observe the IDEI, we...
Guudlaawe oo kulan la qaatay guddiga farsamada ee golaha wadatashiga Qaran
Jowhar (Raxanreeb) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Gudiga farsamada Golaha Wadatashiga Qaran (NCC) ee u qareemidda ka qeyb-galka haweenka siyaasadda dalka. Sidoo kale, Wafdigan oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa gaaray magaalada...
MD Deni oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland
Garoowe (Raxanreeb) – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka. Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka. “Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey...
Cilmi Baare ku go’doonsan Gaza
Muhammad Al-Ghalayini waa cilmi-baare dhanka sayniska ah waxa uu horraan ku noolaa magaalada Manchester ee waqooyiga England, wuxuuna tan iyo bilowgii dagaalka ku sugnaa Gaza isagoo booqday qoyskiisa.
IMF oo Soomaaliya u oggolaatay $100 milyan, sheegtay in dowladdu waddo fulinta isbeddellada dhaqaale
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay inay heshiis la gaartay dawladda Soomaaliya, kaas oo ah in dalka la siiyo gargaar lacageed, iyadoo la raacayo barnaamijka waddamada dakhligooda gudaha hooseeyo ee taageerada u baahan.
Ciidanka Danab qeeybta Puntland maxay ka dhaheen go’aankii Isimada
Taliska ciidamada sida gaarka u tababaran Danab ee Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka Puntland.
Qaramada Midoobay oo SS-C u aqoonsatay Maamul Goboleed
Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay sheegtay in SSC-Khaatumo u aqoonsaneyn dowlad-goboleed rasmi ah, xilli dhawaan ay dowladda federaalka shaacisay inay aqoonsatay maamulka KMG ah.