Garoowe (Raxanreeb ) Qaar ka mid ah haweenka Puntland iyo Haween kale oo ka yimid deegaanada SSC-Khaatumo ayaa sheegay inay caawa seexanayaan afaafka hore ee xarunta golaha wakiilada Puntland. Wararka RBC uu ka helayo caawa magaalada Garoowe ayaa sheeegaya in magaalada uu ka socdo dadaal lagu doonayo in fadhiga Barlamaanka ee beri uu khalalase ka...
Day: November 22, 2023
SSC oo warsaxaafadeed kasoo saaray dagaal saakay ka dhacay duleedka Laascaanood
Maamulka cusub ee SSC ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka saakay ka billowday meel u dhow degmada Oog oo u dhaxeysa Buur-dharkeyn iyo Yeeyle ee gobolka Sool.
Laftagareen oo ka hadlay mowqifkiisa DKG
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagraeen), ayaa ka hadlay markii ugu horreeysay mowqifkiisa ku aaddan Dastuurka Kumeel Gaarka ee Soomaaliya.
Saboolnimo Hoggaamineed waxaa qoray Fahad Yaasiin
Hodantinnimo waa fiinta ugu saraysa ee hanaqaadka qofeed iyo kan qaran labadaba. Bulshaduna waxay baraare ku naalootaa kolkuu bislaado garaad wadareedkeeda. Haddiise uu kala dhantaalmo hanka ummadda iyo hab fakarka hogaankooda, waxaa dhexdooda fariista qabjab, waxayna qarka u fuulaan iney wax kasta iska mala awaalaan, waxayna la guurguuraan dareenka ay ka helaan wareerka sida qorshaysan amaba fawdada ah loogu soo dhex tuuro marba marka ka dabeysa.
Laftagareen & Xasan Sheekh maxay ku balameen si loo bedelo Dastuurka ?
Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee isbedelaysa . Magaalada waxaa ku sugan xildhinaanada Barlamaanka ee ka soo jeeda deegaanada maamulkaas ka dib casuumad uu ka heleen Madaxwaynaha maamulkaas Cabdicasiis Laftagareen. Waxa sidoo kale magaalada Baydhabo gaaray Guddoomiyaha Golaha shacabka oo isagana...
Koonfur Afrika oo xiraysa safaaradda Israa’il , joojisayna xiriirka Diplomacy
South Afrika (Raxanreeb ) Baarlamaanka Afrika ayaa u codeeyay mooshin lagu dalbanayo in la xiro safaaradda Israa’iil ee Pretoria iyo in la hakiyo xiriirka diblomaasiyadeed iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xiisadda u dhaxeysa labada dal ee ka dhalatay weerarka Israa’iil ay ku qaadday Gaza, oo lagu tilmamay xasuuq lagu hayo Falastiin. Qaraarkaan ayaa sidoo...
LAASCANOOD : Ciidanka SSC – Khaatumo & Somaliland oo fooda is diray markale
Laascanood (Raxanreeb )Duleedka magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maanta oo Arbaca ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeya ciidanka SSC- Khaatumo iyo kuwa Somaliland. Dad ku sugan magaalada Laasacnood ee Sool ayaa sheegaya in in weerarkaas uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidanka Somaliland , waxaana la soo sheegayaa in hub kala duwan la...
GAZA : Israa’il & Xamaas oo maxaabiis is dhaafsanaya
GAZA (Raxanreeb ) Ururka Xamaaz iyo Isra’iil ayaa kuheshiiyay in dagaalka lajoojiyo kudhowaad afar maalmood si lookala siideeyo lahaystayaasha labada dhinac ee Isra’iil iyo Xamaaz. Sidoo kale, heshiiskan ayaa waxaa garwadeen ka ah dowladda Qatar, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay laga maqlaayay Isra’ill iyo Mareykanka in uu dhowyahay heshiiska labada dhinac ee xabada joojinta. Dhanka kale,...