Hoggaamiyaha Xisbullah ayaa Sabtidii sheegay inay hub cusub u adeegsanayso weerarrada ka dhanka ah Israa'iil, iyad oo rasaasta la isweydaarsanayo ee xadka koonfureed ee Lubnaan ay sii xoogaysanayso, xilli Israa'iil ay dagaal kula jirto kooxda Xamaas ee Gaza.
Day: November 13, 2023
Dowladda Soomaaliya oo diyaarineysa ciidamo baddela ATMS
Dowladda Dhexe iyo dowlad-goboleedyada ayaa hadda qaadanaya ciidan boolis ah oo gaaraya afartan kun oo ciidan ah.
Kenya grapples with El Nino rain effects as floods kill 38
NAIROBI – Kenya is grappling with the aftermath of floods caused by ongoing El Nino rains that have killed at least 38 people and displaced about 30,000 across the east African country in the last two weeks, according to the Kenya Red Cross (KRC). The most affected are residents in arid and semi-arid areas like...
Saudi Arabia, African countries hold number of roundtable meetings to strengthen investment relations
RIYADH — Saudi Arabia’s Investment Ministry held a number of roundtable meetings with many African countries to strengthen investment relations. The roundtable meetings, which were held on the sidelines of the Saudi-African Summit in Riyadh, witnessed the presence of a number of presidents and ministers. This was in addition to the participation of private sector’s...
Flooding in Somalia displaces 500,000 people
MOGADISHU: Heavy rains that triggered flash flooding in Somalia have caused around half a million people to flee their homes and killed more than 30 people, a minister said on Sunday. The Horn of Africa nation has been lashed by unrelenting downpours since the beginning of the month due to the El Nino weather phenomenon,...
Isra’iil oo ku hanjabtay inay qaadeyso weeraro ka dhan ah Xisbullah
Gaza (Raxanreeb) – Isra’iil ayaa sheegtay in diyaaradahooda dagaalka ey weerareen dhowr xarumood oo ay Xizbullah ey kuleedahay gudaha Lubnaan iyagoo ka jawaab celiyay weeraro xamaaz ka geysatay waqooyiga Isra’iil. “Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada Cirka ayaa weeraray dhowr bartilmaameed oo ururka argagixisada ah ee Xisbullah ay ku leeyihiin dhulka Lubnaan, iyagoo ka jawaabayay toogashadii dhacday horaantii...
Qarax ismiidaamin oo ka dhacay xerada Jaalle Siyaad
Muqdisho (Raxanreeb) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goor dhoweyd kadhacay xerada ciidanka ee Jaalle Siyaad ee wadadda warshadaha. Sidoo kale, jugta qaraxan oo laga maqlay qeybo badan oo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu soo waramayaa in uu isku soo xiray qof naftiis halige ah kaas oo gudaha ugalay xeerada Jaalle Siyaad...
Muxuu salka ku hayaa heshiiska Sacuudi & Somalia ?
Riyadh (Raxanreeb) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga ah taas oo xoojineysa xariirka soo jireeenka ah ee labada dowladood sidoo kalena dhiseysa dadaal wadajir ah oo dhanka amniga ah. Sidoo kale, Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa heshiiska u saxiixay Soomaaliya, halka dhinaca Sucuudigana...
El-Niño : Khatar Dowladda si dhab ah aysan ugu baraarugsanayn
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Xaalad Deg deg ah oo ku aadan in daadadka ku fatahay meelo badan oo gobollada Soomaaliya ah, kuwaas oo tobannaan qof ay ku dhinteen, kumannaan kalena ay weli ku go’doonsanyihiin ama ku barakaceen. Heyadda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa soo saartay warbixintii u dambeysay ee saameynta ka dhalatay...
Concerns rise as former warlord warns of arming clan militia amidst clan rivalry in Somalia
Amidst escalating clan rivalries and a surge in illicit weapons inflow, former Somali warlord Hussein Farah Aidid voices apprehension that President Hassan Sheikh Mohamud is arming clan militia in central regions, contributing to the deadly clan conflicts that have claimed dozens of lives in recent weeks. Mr. Aidid, expressing concern, highlights the illegal arming of...