Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka HirShabelle
Day: November 4, 2023
Ciidamada Israa’iil oo 55 falastiiniyiin ah, af-duubtay
Habeenkii iyo waaberigii Sabtidii, ciidamada Israa’iil ayaa 55 Falastiiniyiin ah ka qabtay Daanta Galbeed, oo ay ku jiraan laba dumar ah, maxaabiis hore iyagoo dad dhaawacay.
Maxay ka wada hadleen Blinken iyo wasiirada dalalka Carabta?
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ku sugan magaalada Cammaan ee dalka Urdun, ka dib kulamo uu Israel kula yeeshay madaxda dalkaasi oo ay kaga wada hadleen dagaalka ka socda Gaza.
Roobab dabeeylo wata oo ka da’ay Xudur
Roobab dabeylo xooggan wata oo ka da’ay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa sababay in qoysas badan ay barakacaan, ka dib markii daadad uu keenay Roobka ay guryaha u galeen.
Xildhibaan Macallimuu oo cabasho ka ah, beesha Abgaal. + Sababta
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya oo qoraal dheer soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in beeshiisu cabasho ka tahay Abgaal, isagoo ku eedeeyay inay ku sameysay sad-bursi.
Dad ku dhintay daadad kusoo rogmaday Gedo.
Baardheere (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah gobolada dalka , gaar ahaan koofurta waxaa ka da’ay roobab xoogaan oo sababay in dhimasho , dhaawac , Barakaca iyo in ay kala go’aan deegaanada goboladaas. Gobolka Gedo gaar ahaan degmooyinka , Luuq , Baardheere , iyo Ceelwaaq ayaa ka mid ah meelaha ay ka taagan yihiin dhibaatooyinka...
DF oo ciidamo geeysay deegaano hoostaga Dhuusamareeb
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta qaatay tallaabo deg-deg ah ayaa ciidamo dheeraad ah gaysay deegaanka Xananbuure oo hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.
The Latest Blunder of the Speaker of the Somali Parliament
Recently we have witnessed Somalia’s latest blunder at the IPU election that took place in Luanda, Angola. The Inter-parliamentary union (IPU) fosters cooperation among nations. It provides for lawmakers a space to discuss and find a consensus on pressing matters such as human rights, sustainable development, and peace-building efforts. Furthermore, IPU provides technical assistance to...
ICRC assists Somali Red Crescent to prepare for potentially devastating El Niño rains
For weeks, forecasts have warned of increased rains due to El Niño this season, with a 90 per cent chance it will trigger severe flooding in the Horn of Africa. In Somalia, where the planting season just started, farmers have barely recovered from one of the harshest droughts in years and yet again find themselves...
ATMIS intensifies joint offensives with Somali security forces against al-Shabaab
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has intensified its joint military offensives with Somali Security Forces, continuing the robust fight against Al-Shabaab. The ATMIS Force Commander, Lieutenant General Sam Okiding, at a press briefing on Wednesday said that following the technical pause in the phase two drawdown, ATMIS has reorganised its troops. He...