Muqdisho (Raxareeb) Maanta oo Axad ah magaalada Muqdisho waxaa lagu waday in uu ka dhaco dibadbax lagu taageeri lahaa hadal dhawaan ka soo yeeray RW Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare. Dibadbaxan waxaa riixayay inuu dhaco xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo gobolka Banaadir , waxaana lagu waday inuu kadhaco Beerta Nabadda oo kaabiga ku haysa Madaxtooyadda. Warar ...
Day: November 12, 2023
QM oo soo faragelisay doorashada Puntland
Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang oo gaartay magaalada Garoowe ayaa kulan gaar ahla yeelatay hoggaanka sare ee Puntland, ayada oo kala hadashay arrimo ku aadan doorashooyinka maamulkaasi.
Nin Maxkamad loo soo taagay Geed uu jaray
Nin ayaa ka soo hor muuqday maxkamad kaddib markii lagu eedeeyay inuu jaray geed caan ah oo jiray 300 oo sano oo ku yaala koonfurta Gaana.
Ciyaaryahan reer Ghana oo ku dhex geeriyooday Garoonka
Weeraryahanka Ghana Raphael Dwamena ayaa geeriyooday isagoo 28 jir ah kaddib markii uu ku dhex dhacay garoonka ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Albania.
Reassessing Somalia’s Progress “Beyond Implementation Challenges in Governance and Security”
Former Petroleum Minister Mohamed Mukhar authored an opinion piece that appears to undervalue the strides Somalia has taken in its post-conflict recovery. The article presents a critical perspective on Somalia’s challenges with implementing agreements, policies, laws, and international conventions since the establishment of its federal government institutions in 2012. To present facts accurately, it is important to...
More than 75 persons found to be in Malta illegally this month
More than 75 persons have been found to be in Malta illegally since the beginning of November, the police said Saturday. A number of others were identified in various localities in Malta today, in particular Paola and Fgura, the police said, without giving an exact number They are from Syria, Somalia, Pakistan, Mali, Nigeria, Guinea,...
Arab-Islamic summit rejects justifying Gaza war as Israeli self-defence
An Arab-Islamic summit hosted by Saudi Arabia called for an end to the war in Gaza and rejected justifying Israel’s actions against Palestinians as self-defence. The summit on Saturday condemned “Israeli aggression on the Gaza Strip, war crimes and barbaric and inhumane massacres by the occupation government”, a final communique said. It also called for...
Somalia fears worst humanitarian catastrophe in 30 years
Somalia’s government warns that flooding which has uprooted hundreds of thousands of people may turn into the country’s worst humanitarian disaster in decades, unless Somalis and the international community act quickly. “The situation is dire, and the extent of the human impact of the floods is rearing its ugly face. We are calling for the...
Nasrallah”Wixii kadhacay Gaza waa wax aan looga hari doonin Isra’iil”
Gaza (Raxanreeb) – Xoghayaha guud ee Xizbullah Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyay kusheegay waxa Gaza kasocdo iney tahay dhac weyn oo qatar ku ah Caalamka iyo gobolka. “Waxa kasoo bixi doona dhimashada iyo burburka Gaza waxey noqon doontaa mid aan Isra’iil looga hari doonin” ayuu yiri Xasan Nasrallah. Sidoo kale, Xasan Nasrallah ayaa waxa uu...
Mira dhali ma noqon doonaa dadaalada la isugu keenayo mucaaradka Puntland & DENI ?
Garoowe(Raxanreeb )Madaxwaynaha waqtiga uu ka sii dhamaanayo ee Puntland Saciid Cabdullaahi DENI oo ku adkaysanaya , doorasho qof iyo cod ah iyo xubnaha mucaaradka oo diidan oo is biirsaday ayaa xaalad hubinti la’aan ah ku keentay Puntland. Dadaalo lagu doonayo in lagu dhax dhaxaadiyo dhinacyada is haya ee mucaaradka iyo Saciid Deni ayaa dhawr jeer...