Day: November 20, 2023

Home » Archives for November 20, 2023
Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Garowe
Post

Wararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Garowe

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in weli laga dareemayo xaalad kacsanaan ayna kuwada suganyihiin halkaasi ciidamada ammaanka iyo kuwa Mucaaradka kasoo horjeeda Deni.

MD Xasan oo dib u bilaabay safarada dibadda kadib hakad kuyimid dagaalka AS
Post

MD Xasan oo dib u bilaabay safarada dibadda kadib hakad kuyimid dagaalka AS

London (Raxanreeb) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo halkaas kaga qeyb gali doono shirka hoggaamiyaasha caalamka ee cunada yarida iyo waxyaalaha sababa. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa waxa uu kulamo kala duwan laqaadan doonaa dhigooda madaxda Ingiriiska, isagoo lafilaayo in uu kala hadlo dagaalka kadhanka ah Al-Shabaab....

Xamse oo  markii ugu horeysay ka degay Doolow & xaalada Gedo oo cakiran
Post

Xamse oo  markii ugu horeysay ka degay Doolow & xaalada Gedo oo cakiran

Doolow (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow ku soo...

Amniga  dartii oo loo baajiyay kulankii maanta  Barlamaanka Puntland
Post

Amniga  dartii oo loo baajiyay kulankii maanta  Barlamaanka Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe maanta oo isniin ah waxaa lagu aaday inuu ka furmo  kulanka Barlamaanka maamul goboleedka Puntland  hase ahaatee la joojiyay Arintan ayaa sabab looga dhigayaa ka dib xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Garoowe oo aan wax xal ah laga gaarin isla markaana ciidamo fara badan gudaha ay ugu jiraan magaaalada....

WARCUSUB : Garoowe & xaaladda maanta ay ku sugan tahay.
Post

WARCUSUB : Garoowe & xaaladda maanta ay ku sugan tahay.

Garoowe (Raxanreeb ) Xaaladda magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa maanta ka degan  ka dib markii 24- kii saac ee la sood dhaafay ay ka jireen saan – saan colaadeed. Sida wararka ay sheegayaan , magaalada waxa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii xal looga gaari lahaa xiisadaha salka ku haya doorashooyinka oo laga...

Farmaajo oo yiri ‘’ Haloo gurmado Qoysaska  daadadku ay saameeyeen ‘’
Post

Farmaajo oo yiri ‘’ Haloo gurmado Qoysaska  daadadku ay saameeyeen ‘’

Doha  (Raxanreeb ) Madaxwayniii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaho ayaa sheegay in   kuhiim ay tahay in loo gurmado Qoysaska Soomaaliyeed ee dhibaatadu ay ka soo gaartay daadka ka dhashay roobabka ka da’aya dalka. Waxa uu sheegay  Madaxwaynihii hore  Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo inuu aad ugu xun yahay dhibaatada Qoysaska ay gaartay sidaas darteeda ay...