Day: November 23, 2023

Home » Archives for November 23, 2023
WARCUSUB : Puntland oo diiday wax ka bedelka Dastuurka KMG
Post

WARCUSUB : Puntland oo diiday wax ka bedelka Dastuurka KMG

Garoowe (Raxanreeb ) Golaha Wasiirada Puntland oo si cad uga soo horjeestay wax ka badelka Dastuurka Federaalka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Doorashooyinka Puntland, Go’aanka Dowladda Puntland...

Golaha Wasiirada oo ka hadlay roobabka daadadka ee ku dhuftay dalka
Post

Golaha Wasiirada oo ka hadlay roobabka daadadka ee ku dhuftay dalka

Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, amniga iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah. Golaha ayaa warbixin ku saabsan saameynta ka dhalatay roobabka daadadka wata, waxa ay ka dhageysteen Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo soo bandhigay in ku dhawaad laba...

Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay meelmarinta xeerka doorashada
Post

Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay meelmarinta xeerka doorashada

Garoowe (Raxanreeb ) Buuq badan ayaa maanta oo Khamiis ah ka dhashay in Barlamaanka maamulkaas uu dood ka yeesho oo uu meel mariye xeerka doorashooyinka Puntland ee xukuumadu ay soo gudbisay. Waxaa la arkayay xildhibaano badan oo aad dood uga keenay dib u dhigida xeerkan waxaa sidoo kale gacan ka hadal uu ka dhashay furitaanka...

Ma hirgashay heshiiskii xabad –joojinta ee Xamaas iyo Israa’iil ?
Post

Ma hirgashay heshiiskii xabad –joojinta ee Xamaas iyo Israa’iil ?

GAZA (Raxanreeb ) Wararka laga helayo marinta GAZA ayaa sheegaya in diyaaradaha israa’iil sare ay u qaadeen saacadihii la soo dhaafay duqeymaha ay ka  gaysanayaan dhulka Falastiin ,halkaas oo dad badan ay ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen sida wakaadalaha wararka ay  ku warameen. Waxaa dib u dhac ku yimid ku dhawaaqista xiliga ay...

GAROOWE : Dadwayne diiday  gacan ka hadlay oo isugu soo baxay waddooyinka
Post

GAROOWE : Dadwayne diiday  gacan ka hadlay oo isugu soo baxay waddooyinka

Raxanreeb (Garoowe ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxa maanta oo Khamiis ah isugu soo baxay , dadwayne aad u  fara badan oo  diidan in  gacan ka hadal uu ka dhaco magaalada. Waxa ay dalbanayaan in laga fogaaado wax kasta oo keeni karo dhibaato iyo in dib loogu laabto halkii laga yimid 30...

DENI oo ogolaaday wada- hadal uu la galo xubnaha mucaaradka
Post

DENI oo ogolaaday wada- hadal uu la galo xubnaha mucaaradka

Garoowe (Raxanreeb ) Isimada iyo wax-garadka dhawaan ka yimid Laascaanood ee soo gaaray magaalada Garoowe ayaa wada dedaallo ay ku dhexdhexaadinayaan xubnaha mucaaradka iyo dowladda Puntland oo in muddo ah khilaaf ka dhaxeeyay. Isimadaas ayaa  kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabduillaahi Deni halka lagu wado in ay la kulmaan siyaasiinta mucaaradka maamulkaas. Madaxweynaha isimada...

Post

Finland erects barriers at border with Russia to control influx of migrants. The Kremlin objects

Finnish border guards and soldiers have begun erecting barriers including concrete obstacles topped with barbed-wire at some crossing points on the Nordic country’s lengthy border with Russia Finnish border guards and soldiers have begun erecting barriers including concrete obstacles topped with barbed-wire at some crossing points on the Nordic country’s long border with Russia to...

Post

Charting Djibouti’s economic odyssey

Djibouti’s geographical positioning, straddling the junction of Africa and the Arabian Peninsula, has recently thrust it into a crucial role in the sphere of global economics. This nation transcends its military significance, using its political stability as a platform to mediate regional conflicts and develop a sophisticated seaport infrastructure. This article ventures deep into the...