Ugu yaraan toban ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta ah lagu dilay kuwa kalana waa lagu dhaawacay ka dib markii ciidamada badda Mareykanka ay doomoha kooxda duqeyn kula beegsadeen Badda Cas, sidaasina waxaa wakaaladda wararka AFP ay ka soo xigatay laba ila wareed oo ku sugan magaalada dekedda leh ee Xuddeyda ee dalka Yemen.
Month: December 2023
Duqeyn lagu dilay madax ka tirsanaa Al-Shabaab Sh/Hoose
Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo shaacisay magacyada horjoogeyaashii Al-Shabaab, ee lagu dilay duqeynta maanta ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose.
Dalka Nicaragua oo marin sahlan u noqday dadka u tahriibaya Maraykanka
Dalka Nicaragua ayaa xuddun u noqday muhaajiriinta isaga kala imanaya dalalka caalamka ee doonaya inay soo gaadhaan Maraykanka, kuwaas oo markii hore soo mari jiray jidad halis badan iyo deegaano kaymo ah oo khatar badan.
Cabdiweli Gaas oo weerar ku qaaday madaxweyne Deni
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo mar kale isku soo taagay xilka madaxweynaha ee maamulkaasi ayaa weerar culus oo dhanka afka ku qaaday madaxweynaha hadda talada haaya ee mudane Saciid Cabdullahi Deni.
WARCUSUB : Garoowe ”guntaha” la iskula jiraa , arrimaha doorashooyinka.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe waxaa ka jira is jiid jiid siyaasadeed oo ka dhashay tirada xildhibaanada ka qayb galaya doorashada madaxtinimada maamulka Puntland ka dib go’aankii ka soo baxay , maamulka SSC- Khaatumo. Musharaxiinta mucaaradka ah ee Puntland iyo saciid Deni oo isagana musharax madaxwayne ah ayaa markale waxa soo gala dhax galay tuhun...
Musharax Madaxweyne Fafdhaal ‘’Si gaar ah ayaa la ii beegsaday Garoowe‘’
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland oo ay ka socdaan olole doorasho ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaan in halkaas lagu beegsaday mid ka mid ah musharaxiinta madaxtinimada maamulkaas. musharax madaxweyne Mudane Cabdifitaax Fafdhaal oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa sheegaya in weerar lagu soo qaaday isaga iyo xubnihiisa...
BELEDWAYNE : Caruur u geeriyooday cudurka shuban – biyoodka.
Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan wararka laga helayo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dilaacay cudurka shuban- biyooda sida ay ku warameen dhaqaatiirka caafimaad. Dadka uu haleelay waxaa u badan caruur , waxaana ilaa iyo hada la xaqiijiyay in ay u dhinteen 11 Caruur kuwaas oo dhamaantooda laga kala keenay xaafadaha magaalada...
Muwaadin Mareykan ah oo u socday inuu ku biiro Al-Shabaab oo la qabtay
Muwaadin Mareykan ah oo ku nool Masar ayaa isku dayey inuu ku biiro ururka argagixisada ee Al-Shabaab, islamarkaana uu jihaad ku qaado Mareykanka iyo xulufadiisa kadib weerarkii ay Xamaas ku qaaday Israel 7-dii October, waxaa sidaas Jimcihii sheegay dacwad-oogayaasha Federaalka.
Ra’isulwasaare Xamsa oo sheegay in uu ‘ku dhex caajisay’ shir uu qabtay G/ Banaadir
Ra'isulwasaare Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka qeyb galayay kulan uu qabtay maamulka gobolka Banaadir, kaasoo looga hadlayay isbaddelka ee magaalada Muqdisho.
Uk oo taageertay heshiiskii Soomaaliya iyo Somaliland
Dowladda Uk, oo war rasmi ah, kasoo saartay wada hadallada cusub ee dowladda federaalka iyo Somaliland, kuwaas oo uga socda dalka Jabuuti, ayay war kasoo kasoo saartay Uk.