Day: November 7, 2023

WARBIXIN : Sida magaalooyinka ugu  kala daran yihiin saamaynta fatahaadaha
Post

WARBIXIN : Sida magaalooyinka ugu  kala daran yihiin saamaynta fatahaadaha

Muqdisho (Raxanreeb ) Roobabka Deyrta ayaa siweyn uga da’aya inta badan gobollada dalka, waxaana isasoo taraya khasaaraha ka dhashay fataado iyo daadad roobabka, waxaana xaalad adag wajahaya kumaan qoys, kuwaas oo u badan dadka kuwooda danta yar, beeraleyda, kuwa deegaansanaya Jiinka wabiga oo fataadda la kulmay. Fataadaha iyo daadadka ayaa si iskumid uga dhacay gobollo...