Day: November 14, 2023

Maxay ahayd canaanta MD Xasan u jeediyay Golaha Wasiirada ?
Post

Maxay ahayd canaanta MD Xasan u jeediyay Golaha Wasiirada ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwyanaha Dowladda Soomaaliya ayaa goor sii horeysay oo shalay ah ka qayb galay kulan deg deg ah oo ay lahaayeen xubnaha Golaha wasiirada Soomaaliya. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay isla xisaabtan dhab ah oo Golaha wasiirada ah , taas oo  Golaha qaarkood ay ku warameen in ay tahay...

Koror ku yimid dadka ku dhintay GAZ & Israel oo askar badan laga dilay
Post

Koror ku yimid dadka ku dhintay GAZ & Israel oo askar badan laga dilay

GAZA (Raxanreeb )  Marinka GAZA waxaa ka sii soconaya duqeymaha diyaaradah Isreal ay ka gaysnayaan , deegaanka dhulka reer Falastiin halkaas oo dad badana ay ku dhimanayaan . Hay’adaha Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay in ay sii kordhaysa dadka ku dhimanaya duqeymaha Isreal ay ka fulinayaan deegaanada Falastiin waxaana isbitaaladu ka go’ay dhamaan adeegyadii...

MUQDISHO miyaa la isku afduuban karaa xilligan ?- FASHIL
Post

MUQDISHO miyaa la isku afduuban karaa xilligan ?- FASHIL

Raxanreeb ( Muqdisho ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay aad loo hadal hayay gabar Soomaaliyeed oo  la sheegay in laga afduubtay degmo ka mid ah magaalada Muqdisho. Caaliyo Cumar Aways ayaa la sheegay in magaalada Muqdisho ay ka qafaasheen koox hubaysan oo xiran dharka ciidanka Dowladda Soomaaliya. Muuqaal la soo dhigay...