Day: November 17, 2023

Home » Archives for November 17, 2023
MUQDISHO : Ma jirto khudaar la soo galiyay intii tiilayna ,qiimaha sare u kacay
Post

MUQDISHO : Ma jirto khudaar la soo galiyay intii tiilayna ,qiimaha sare u kacay

Muqdisho ( Raxanreeb ) Suuqyada magaalada Muqdisho waxaa laga wayaay gabi ahaan suuyadeeda noocyada khudaarta labadii maalin  ee la soo dhaafay. Arintan ayaa loo sababaynayaa ka dib markii gadiidka khudaarta lagu celiyay duleedka magaalada Muqdisho halkaas oo Eey baaraya. Sida wararku ay sheegayaan gadiidkan ayaa sugayay labadii maalin ee la soo dhaacay eeyaha wax uriya...

Xasan Sheekh oo doonaya in dib loo bilaabo howgaladii fashilmay & saraakiil la canaantay
Post

Xasan Sheekh oo doonaya in dib loo bilaabo howgaladii fashilmay & saraakiil la canaantay

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen saraakiisha amniga iyo Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa looga hadlay kulankan sidii markale loo bilaabi lahaa howlgaladii ka socday gobolada dalka kaas oo hakad uu ku yimid in muddo ah. Madaxweynaha ayaa ka dhagaystay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka iyo saraakiisha amniga warbixin...

In ka badan 60 qof oo ku geeriyooday fatahaadaha ka jira Soomaaliya
Post

In ka badan 60 qof oo ku geeriyooday fatahaadaha ka jira Soomaaliya

Beledwayne (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dad badan oo ku dhintay 24- kii saac ee la soo dhaafay daadadka ku dhuftay magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan. Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado badan oo gobolka Hiiraan ah ayaa sababay khasaare isugu jira , dhimasho , dhaawac iyo Barakac ay sameeyeen Qoysaskii...

GUUUX : Halkuu marayaa mooshinka guuxisu u socdo ee ka dhanka ah RW Xamse ?
Post

GUUUX : Halkuu marayaa mooshinka guuxisu u socdo ee ka dhanka ah RW Xamse ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa si aad ah looga hadal hayaa gaar ahaan xafiisyada Dowladda mooshin ka dhan ah xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Bare. Siyaasiin badan oo aan la xiriirnay oo Dowladda ku jira ayaa inoo sheegay in mooshinkan uu yahay mid miisanka u saaran xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo ay la sugayaan...