Month: November 2023

Post

UN Security Council renews mandate of assistance mission in Somalia

The UN Security Council on Tuesday adopted a resolution to renew the mandate of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) for a year, till Oct. 31, 2024. Resolution 2705, which was adopted unanimously by the 15-member council, requests UNSOM to continue to maintain and strengthen its presence across Somalia, in consultation with the federal...

Dalalka aan Muslimka aheyn oo xiriirka diblumaasi ujaray Isra’iil
Post

Dalalka aan Muslimka aheyn oo xiriirka diblumaasi ujaray Isra’iil

Colombia (Raxanreeb)  Qaar kamid ah wadamadda caalamka ee sida weyn u cambeereeya gabod falada Isra’iil kawado magaalada Gaza ayaa sii badanaya xili ciidanka Isra’iil ey gudaha ugaleen magaalada Gaza oo ay gacanta kuhayaan Xamaaz. Sidoo kale, Reer Galbeedka ayaa taageero buuxda u muujiyay kooxda Isra’iil, iyagoo ka aamusay iney ka hadlaan xasuuqa Isra’iil wali ka...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo taageeray Arday banaan ka sameeysay Dhuusamareeb
Post

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo taageeray Arday banaan ka sameeysay Dhuusamareeb

Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaja bani’aadanimada ayaa aad u boggaadiyay ardayda ku sugan Dhuusamareeb oo maanta dhigay isku soo baxa ay ku muujinayaan sida ay ugu xun yihiin dilkii xalay magaaladaasi loogu gaystay Allaha u naxariistee Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo ahaa ganacsato.