The UN Security Council on Tuesday adopted a resolution to renew the mandate of the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) for a year, till Oct. 31, 2024. Resolution 2705, which was adopted unanimously by the 15-member council, requests UNSOM to continue to maintain and strengthen its presence across Somalia, in consultation with the federal...
Month: November 2023
Dalalka aan Muslimka aheyn oo xiriirka diblumaasi ujaray Isra’iil
Colombia (Raxanreeb) Qaar kamid ah wadamadda caalamka ee sida weyn u cambeereeya gabod falada Isra’iil kawado magaalada Gaza ayaa sii badanaya xili ciidanka Isra’iil ey gudaha ugaleen magaalada Gaza oo ay gacanta kuhayaan Xamaaz. Sidoo kale, Reer Galbeedka ayaa taageero buuxda u muujiyay kooxda Isra’iil, iyagoo ka aamusay iney ka hadlaan xasuuqa Isra’iil wali ka...
Somaliland oo 5 qof toogatay saakay kuwaas oo horey ku eedeysnaa dilal
Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa maanta shaacisay in saakay la toogtay 5 ruux oo ku eedeysan in ay horay dilal u geysteen isla markaana kiisaskooda uu soo maray maxkamadaha kala derajada duwan iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ugu dambeyn saxiixay.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo taageeray Arday banaan ka sameeysay Dhuusamareeb
Xildhibaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaja bani’aadanimada ayaa aad u boggaadiyay ardayda ku sugan Dhuusamareeb oo maanta dhigay isku soo baxa ay ku muujinayaan sida ay ugu xun yihiin dilkii xalay magaaladaasi loogu gaystay Allaha u naxariistee Sheekh Xasan Diirshe Cadde iyo Saciid Tahliil Maxamed oo ahaa ganacsato.
Ciidamada DF oo la wareegay deegaano hoostaga Bakool
Fahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolka Bakool oo hoostaga maamul goboleedka Koonfur Galbeed.