Day: May 12, 2024

Home » Archives for May 12, 2024
MAXKAMADA : Kiiska nin xaaskiisa dilay oo la soo gaba- gabeeyay.
Post

MAXKAMADA : Kiiska nin xaaskiisa dilay oo la soo gaba- gabeeyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Axad ah waxaa Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ay soo gaba- gabeeysay , dacwad loo haysto Sayid Cali Macallin oo ku eedeysan inuu si arxan darra ah u gubay xaaskiisa Luul. Maxkamadda ayaa dhinacyada ka dhagaystay , nuxurka eedeymaha iyo difaacidda waxaana ku sugnaa goobta ehelada labada dhinac ee eedeysane Sayid...

Dad badan oo ku dhintay Indonesia & gurmad xooggan oo socda.
Post

Dad badan oo ku dhintay Indonesia & gurmad xooggan oo socda.

Indonesia (Raxanreeb )- 14 qof oo ay ku jiraan dhowr carruur ah ayaa ku dhintay, qaar kalena waa la la’yahay ka dib markii daadad iyo biyo qabow oo ka dhashay roobab iyo dhul go’ foolkaano ay maasheeyeen galbeedka Indonesia sida ay sheegeen saraakiisha gurmadka. Hay’adda baadigoobka iyo samata-bixinta ee Basarnas ayaa bayaan ay soo saartay...

MUQDISHO : Fadhihii ugu danbeeyay oo laga yeelanayo Sayid Cali oo xaaskiisa dilay.
Post

MUQDISHO : Fadhihii ugu danbeeyay oo laga yeelanayo Sayid Cali oo xaaskiisa dilay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Fadhigii ugu dambeeyey ayay Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir maanta ka yeelan doontaa Kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo nolosha ku gubay xaaskiisa. Kulankaan ka dib Maxkamadda ayaa laga sugaya in ay ku dhawaaqdo xukunka ay ku riday Sayid Cali. Maanta ayaa lagu waddaa in Maxkamadda ay kasoo qeyb galaan qeybaha kala...

Mareykanka oo Burburiyay Diyaarado ay Leeyihiin Xuuthiyiinta Yemen.
Post

Mareykanka oo Burburiyay Diyaarado ay Leeyihiin Xuuthiyiinta Yemen.

NewYork (Raxanreeb )- Ciidamada Mareykanka ayaa burburiyay saddex diyaaradood oo Xuuthiyiinta ay leeyihiin oo dul heehaabayay Badda Cas. Taliska Dhexe ee Maraykanka (CENTCOM) ayaa sheegay in ciidamadoodu ay burburiyeen saddex diyaaradood oo ah kuwa aan duuliyaha lahayn oo Xuuthiyiintu ay ku soo rideen badda cas. Weerarkan oo ay geysteen fallaagada Yemen aysan wax khasaare ah...