Day: May 13, 2024

Home » Archives for May 13, 2024
AS oo beegsaday masuuliyiin Koonfur Galbeed , hadda maxaa ka socda ?
Post

AS oo beegsaday masuuliyiin Koonfur Galbeed , hadda maxaa ka socda ?

Baydhabo (Raxanreeb) – Ciidanka maamulka KGS ayaa magaalada Baydhabo eee gobolka Baay ka bilaabay howlgal ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga ka dib weeraro halkaas ka dhacay. Weerarkan ayaa  la sheegay in lala beegsaday masuuliyiin sar sare oo ka tirsan maamulka KGS kuwaas oo ku sugnaa  guryahooda gudaha magaalada Baydhabo ee gobolka Baay....

Maxaa ku soo kordhay masiibada daadadka ee Indonesia ?
Post

Maxaa ku soo kordhay masiibada daadadka ee Indonesia ?

Indonesia (Raxanreeb) – Tirada dadka ku dhintay daadad ku soo rogmaday jasiiradda Sumatra ee galbeedka dalka Indonesia ayaa gaartay 41 dhimasho ah iyo 17 la la’yahay, sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda maareynta masiibooyinka maxalliga ah. Roobab xooggan ayaa sababay daadad ka yimid buurta Marapi oo ay foolkaanooyin is xeg xegay booraamo...

Howlgalo ka socda Hirshabeelle  iyo dagaalo ka dhacay halkaas.
Post

Howlgalo ka socda Hirshabeelle  iyo dagaalo ka dhacay halkaas.

Beledwayne  (Raxanreeb) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ka dhan kooxda Al Shabaab ka wadda degaano iyo degmooyinka ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka Hirshabeelle. Sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka , waxa ay isku fidiyeen Aaga Ceelbacad iyo Ruunirgood halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay Shabaab soo saareen...

Shirka madasha oo ka furmi doono Muqdisho & shaki soo baxaya (XOG)
Post

Shirka madasha oo ka furmi doono Muqdisho & shaki soo baxaya (XOG)

Muqdisho (Raxanreb )-Magaalada Muqdisho waxa lagu wadaa  inuu ka  furmo shirka madasha wadatshiga Qaran oo marar badan uu  dib u dhac ku yimid sabab la xiriirta khilaafka jira. Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray xubno ka mid ah hoggaamiyaasha maamul goboleedyada dalka sida Madaxwaynaha KGS Cabdicasiis Laftagareen iyo Madaxwaynaha Galmudug Axmed Qoorqoor. Shirka madasha Qaran ayaa...

Post

The UN head calls for a ‘humanitarian agreement’ in Gaza and the release of hostages.

UN Secretary-General Antonio Guterres has called for an immediate end to the conflict between Israel and Hamas in Gaza, the return of hostages, and a “increase” in humanitarian aid to the beleaguered Palestinian territory. “I repeat my call, the world’s call, for an immediate humanitarian ceasefire, the unconditional release of all hostages, and an increase...

Post

Vladimir Putin removes Sergei Shoigu from Russian defence ministry

Russian President Vladimir Putin has removed his long-standing ally Sergei Shoigu as defence minister, the Kremlin has announced. The 68-year-old has been in the role since 2012 and is to be appointed secretary of Russia’s Security Council. Papers published by the upper chamber of the Russian parliament said Mr Shoigu will be replaced by Deputy...

AMNIGA  : Koox dhac ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay.
Post

AMNIGA  : Koox dhac ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Saaka Taariikhda 13-05-2024  abaaro  07:30 Am Ayaa Waxaa Muwaadiniin Soomaaliyeed  Lagaga Dhacay Telefoonada Gacanta Degmada Heliwaa .  Dhibanayaashii Waxay Degdeg Ula Xiriireen  Xarunta Gurmadka Degdega ayagoo toos u wacay nambarka Gaaban  991 ayagoo Ku war geliyey In La dhacay.  Xarunta Gurmadka  ayaa Sitoos ah u Howl gelisay Ciidanka Boliiska ee  u dhawaa...

Putin oo ku dhawaaqay Inuu bedelayo mid Ka mid ah saaxibadii ugu dhawaa.
Post

Putin oo ku dhawaaqay Inuu bedelayo mid Ka mid ah saaxibadii ugu dhawaa.

Moscow (Raxanreeb )-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inuu beddelo wasiirka gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin-ka ku dhawaaqay. 68-jirkan ayaa xilkan hayay tan iyo sannadkii 2012-kii, waxaana loo magacaabayaa xoghayaha golaha ammaanka ee Ruushka. Waraaqo ay daabaceen aqalka sare ee baarlamaanka Ruushka ayaa lagu sheegay in Mr...