Day: May 14, 2024

Home » Archives for May 14, 2024
Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya oo ah mid xadgudub ku ah shuruucda caalamiga ah.
Post

Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya oo ah mid xadgudub ku ah shuruucda caalamiga ah.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Muqdisho – January 1, 2024, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa heshiis is-afgarad ah (MOU) la saxeexday Somaliland – oo ah gobol aan la aqoonsanayn oo ka go’ay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.Somaliland waxay Itoobiya u ogolaatay labaatan kiiloomitir oo dhul xeebeed ah oo ku taal gobolka Awdal muddo konton sannadood ah inay...

Shirka madasha oo ka furmay magaalada Muqdisho iyo qodobada diirada saaran
Post

Shirka madasha oo ka furmay magaalada Muqdisho iyo qodobada diirada saaran

Muqdisho (Raxanreeb ) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka. Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ayaa ka arrinsanaya xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dar dargelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab oo Ciidamada Xoogga dalka ay...

SJS joins Mogadishu journalists in unity to defend press freedom against government interference and threats
Post

SJS joins Mogadishu journalists in unity to defend press freedom against government interference and threats

Today, the Mogadishu journalists, editors, and directors, joined by the Somali Journalists Syndicate (SJS) concluded three-day consultations held in Mogadishu discussing the emergency requirement to safeguard independent media, freedom of speech, and the safety of journalists at risk in the country. The meeting was also informed about the impending threats following the March 14 unilateral announcement to...

𝐋𝐚𝐛𝐨 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐊𝐞𝐝𝐝𝐢𝐛: Xasan Sheekh  ma hayo wadadii dowladnimada.
Post

𝐋𝐚𝐛𝐨 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐊𝐞𝐝𝐝𝐢𝐛: Xasan Sheekh ma hayo wadadii dowladnimada.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Madaxweyne Farmaajo wuxuu dhaxlay 2017 ciidan qaran oo aan sagaal bilood wax xuquuq ah helin. Ciidan aan lahayn diiwaan casri ah iyo hannaan dabagal. Sanadkii u horreeyey Madaxweyne Farmaajo wuxuu u dhexeeyey Madaxtooyada iyo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga, ugu dambayna wuxuu go’aansaday jidka dhismaha ciidan qaran oo leh xuquuq dhammaystiran. Xukuumaddii Ra’iisul...

GALMUDUG : Nin ka baxsanayay  xabsiga Guraceel oo la toogtay
Post

GALMUDUG : Nin ka baxsanayay  xabsiga Guraceel oo la toogtay

Guraceel (Raxanreeb )- Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada guriceel ee gobolka galguduud nin Kamid ahaa maxaabiista lagu hayey Saldhiga Booliiska magaaladaas oo isku dayey in uu ka baxsado xabsiga ayuu rasaas ku furay mid kamida ilaaladu. Ninkan oo lagu magacaabi jiray Xiddig Cali Khaliif ayaa u geeriyoodey rasaastii uu askari waardiyaha ihi ku...

Israa’iil oo amartay in GAZA ay ka baxaan in ka badan 100,000 oo Qof
Post

Israa’iil oo amartay in GAZA ay ka baxaan in ka badan 100,000 oo Qof

Muqdisho (Raxanreeb )- Qarammada Midoobay ayaa sheegtay inay Israa’iil ku amartay inay ka qaxaan 100,000 oo qof waqooyiga Gaza, tan iyo markii Israel ay weerar ku qaaday marinka Rafax, bilowga Todobaadkii hore oo khasaare dhaliyay. Farhan Haq, oo ah ku xigeenka afhayeenka Qaramada Midoobay, ayaa u sheegay warfidiyeenka in amarrada daadgureynta ee ay Israa’iil soo...

AMNIGA : Koox  dhac gaysanayay oo gacanta lagu dhigay.
Post

AMNIGA : Koox  dhac gaysanayay oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb )-Howl-gal ay sameeyeen ciidanka booliska Soomaliyeed ayaa saaka aroortii waxay gacanta ku soo dhigeen tuugo dhac ka wadey degmada waaberi ee gobolka Benaadir. Qeybo ka mid ah Shacabka kunool degmada Waabari ayaa kusoo wargaliyay ciidanka booliska in ay arkeen kooxo dhacaya dadka shacabka ee kunool xaafaddaha degmada. Tuugada dhacda u geysanaysay shacabka ayaa...