Day: May 25, 2024

Home » Archives for May 25, 2024
Post

El Nino not behind deadly floods in East Africa – scientists

The El Nino weather pattern did not have “any influence” on widespread flooding that killed hundreds in East Africa this year, an expert group of scientists said Friday. Torrential rainfall in Kenya, Tanzania and neighbouring nations killed more than 500 people, displacing hundreds of thousands as the deluge swept away homes and swamped roads during...

Post

500 Somali pilgrims arrive in Mecca to begin Hajj journey

The first group of Somali pilgrims to arrive in Mecca on Thursday was verified by Mukhtar Robow, the country’s minister of endowment and religious affairs. For thousands of Somalis, this is the start of their Hajj pilgrimage journey. This marks the commencement of the Hajj pilgrimage journey for thousands of Somalis. Hajj, an annual pilgrimage...

Post

FBI number crunchers track taxpayer cash to house, vehicle purchases in Feeding Our Future trial

The final witness for the prosecution in the Feeding Our Future trial told jurors how she traced the defendants’ alleged purchases of vehicles, property and airline tickets back to taxpayer-funded child nutrition programs. Seven Twin Cities-area defendants face federal charges, for allegedly stealing $47 million in meal funds by exploiting pandemic-era rule changes that allowed...

WARCUSUB : Khasaare xooggan oo ka dhashay dagaal ka dhacay Galmudug.
Post

WARCUSUB : Khasaare xooggan oo ka dhashay dagaal ka dhacay Galmudug.

Dhuusmareeb (Raxanreeb )- Dagaal culus ayaa ka dhacay maanta oo Sabti ah  deegaanka Ceel-Barafaange ee gobolka Galgaduud,waxaana uu u dhaxeeyaa dadka deegaanka iyo maleeshiyaad garab ka helaya ururka As. Isgaarsiinta ayaa hawada laga jaray inta uusan dagaalku bilaaban waxaana sidoo kale la maqlayaa hubka nuuciisa culus oo deegaanada fog fog laga soo warinayo. Inta la...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dembi ku waysay 12 masuul oo loo haystay ‘’Musuq’’.
Post

Maxkamadda gobolka Banaadir oo dembi ku waysay 12 masuul oo loo haystay ‘’Musuq’’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maxakmadda gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqday maanta xukunka loo heysto dhowr eedeysane oo loo heystay Musuq maasuq. Dadkaan ayaa kala tirsanaa hay’addaha kala ah. Socdaalka, Wasaaradda Maaliyadda iyo Xafiiska Hantidhowrka Qaranka. 1-Maxamed Aadan Koofi Agaasimihii hore ee Hay’adda Socdaalka  iyo Jinsiyadda wax dambi ah oo lagu waayay 2-Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) Agaasimihii...

Maxaa keenay in Madaxda DFS Soomaaliya u daba- fadhiistaan Ruto.
Post

Maxaa keenay in Madaxda DFS Soomaaliya u daba- fadhiistaan Ruto.

Muqdisho (Raxanreeb )- Kenya weli xor ma noqon, gacanta gumaystaha ayeyna ku jirtay markii uu Madaxweynihii Maraykanka ee xilligaa John F. Kennedy aqalka cad ee ku casuumay AUN RW C/rashiid Cali Sharmarke. Si la mid ah sida uu maanta Joe Biden ugu qaabilay Madaxweynaha Kenya William Ruto. Waxaa laga joogaa 64 sano, laakiin haddii aad...

Putin oo ku eedayay Washington dhimashada Madaxwaynihii Iiraan.
Post

Putin oo ku eedayay Washington dhimashada Madaxwaynihii Iiraan.

Moscow (Raxanreeb )- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ku sugan caasimadda dalka Belarusia ee minsk ayaa shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qabteen dhiggiisa dalkaas Alexander Lukashenko ayay ugu hadleen geerida Madaxweynihii dalka Iran, dhoolatuska nukliyeerka ah ee uu Ruushka qorshaynayo, iyo dagaalka Ukraine. Putin iyo Aleksandar ayaa si wadajir ah Mareykanka iyo...