Booliska Soomaaliya, ayaa soo bandhigay 5 rag ah, oo ku eedeysan inay kufsi wadareed ka geysteen magaalada Muqdisho, kuwaas oo wajahaya eedeymo culus oo ka dhan ah, booliska.
Month: May 2024
Mareykanka oo sheegay in Israโil ay u badan tahay in ay jabisay shuruucda caalamiga
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihi shaaca ka qaadday, in hubka ay ugu deeqday Israโil ee ay u adeegsatay dagaalka ay ka waddo Gaza, ay u badan tahay in uu ku xadgudbay xeerarka caalamiga ah ee baniโaadannimada.
Ciidanka DFS oo qaaday talaabo kale oo amniga ah.
Muqdisho (Raxabreeb ) –Howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Ururka 53-aad ee guutada 14-ka October ka fuliyeen tuulooyin dhinaca xeebta gobolka Shabeeladda hoose ayay ku fashiliyeen qaraxyo ay Alshabaab diyaarinayeen. Qaraxyadan ayaa la sheegay inay Alshabaab doonayeen inay ku weeraraan Xerooyinka Xoogga dalka ee ku yaalla duleedyada Magaalada Muqdisho. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa...
Puntland ” In la xiro xafiiska UNSOM waa qar iska tuurnimo”.
Garowe (Raxanreeb )-Puntland ayaa goโaanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in la baabiโiyo xafiiska UNSOM ku tilmaamtay, goโaan aan laga fiirsan oo Qar iska xoornimo ah. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo la hadlayay BBC Soomaali, ayaa u sheegay, xafiiska xafiiska Qaramada Midoobay ee kaalmaynta Soomaaliya ee UNSOM, in uu kaalin muuqata ku...
“Xafiiska UNSOM In la xiro waa damac siyaasadeed “
Doha (Raxabreeb )-๐๐จโ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ ๐ฌ๐ฎโ๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐๐๐ ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง: ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ข๐๐จ๐จ๐๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐? Dalalka aan lahayn dowlad adag oo wada xukunta dalkeeda ama uusan ka jirin hannaan sharci iyo mid siyaasadeed oo wadar ogol lagu wada noolyahay. ๐๐จ๐จ๐ซ๐ฆ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ ๐ฆ๐๐๐ซ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐...
RW Xamse & Ruto oo qodobo muhiim ka hadlay.
Nairobi (Raxabreeb )-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto. Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya, ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal, ee dhinacayadda ganacsiga ,amniga, dagaalka ka dhanka...
Hirshabeelle oo wasiiro cayrisay +sababta.
Jowhar (Raxabreeb )-4kamida Wasiiradda Hirshabelle oo shaqo joojin lagu sameeyay. Xubnaha shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa kala ah:- Masuuliyiinta shaqo joojinta lagu sameeyay ayuu Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka u cuksaday xil-guddasho laโaan shaqo oo la xiriirta masuuliyadda loo idmaday.
Putin oo ka digay dagaal caalami ah xilli uu heegan geliyey ciidamada Nukliyeerka
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa Khamiista ka digay in ciidamadiisa Nukliyeerka ay "mar walba" heegan ku jiraan, isla markaana Ruushka aanu u dulqaadan doonin halis kasta oo kaga timaada Reer Galbeedka.
Human Rights Watch ” Ciidank RSF ee Suddaan xasuuq ba’an ayay gaysteen ”.
Darfur (Raxanreeb )- Hayโadda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa sheegtay in ciidamada RSF, ee dalka Suddaan laga yaabo in ay xasuuq ka geysteen caasimadda galbeedka Darfur ee El Geneina. Kooxda xuquuqul insaanka ayaa tilmaantay in RSF iyo xulafadooda Carabta ay geysteen dembiyo ka dhan ah bini’aadminimada iyo dembiyo dagaal iyagoo si bareer ah...
DF oo ka dalbatay QM in la xiro xafiiska UNSOM
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa maanta du gudbisay Qaramada Midoobay, kaas oo ay ku dalbatay joojinta shaqada xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya, kaas oo marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano (UNSOM).








