Month: May 2024

Post

Kenya to inject $100m in AfDB, two other African multilateral lenders

Kenya will increase its shareholding in three key African financial institutions, including the African Development Bank (AfDB), by $100 million as a show of confidence in efforts to solve the continent’s problems. President William Ruto on Wednesday said at the opening ceremony of the AfDB annual meetings in Nairobi that the extra capital injection would...

Post

Somalia’s crisis deepens: Over a million displaced amid drought, floods, and conflict

Somalia is currently grappling with severe environmental and conflict-driven challenges. An historic drought in 2023, widespread flooding in 2024, and escalating warfare with the armed group Al-Shabab have resulted in the displacement of over a million people. In a camp on the outskirts of the central city of Beledweyne, Samira struggles to care for her...

CABURIN : Beegsi & ugaarsi lagu hayo  dadka isticmaala baraha bulshada.
Post

CABURIN : Beegsi & ugaarsi lagu hayo dadka isticmaala baraha bulshada.

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u  digayso shaqsiyaadka baraha bulshada ku dhaliila dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Qoraal uu soo saaray Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in talaabo adag laga qaadi doono qof kasta oo isku daya kicin dadwayne iyo soo bandhigid waxyaabo aan u wanaagsanayn...

Halkuu marayaa Ololaha doorashada Kursiga  Guddoonka IGAD ?
Post

Halkuu marayaa Ololaha doorashada Kursiga  Guddoonka IGAD ?

Adis Ababa (Raxanreeb )- Olole xoogan ayaa ka socda wadamda Bariga Afrika kaas oo la xiriira doorashada  Kursiga  Guddoomiyaha   Midowga Afrika kaas oo dhawaan  la qorshaynayo inuu dhaco. Dalal badan oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa ku guda jira Olole xooggan oo ay ku doonayaan in ay ku soo baxaan kursigan Guddoomiyaha midowga Afrika. Sida...

SOOMAALIYA :  IMF oo meel marisay $10 milyan & dib u eegis lagu sameeyay deymihii dalka lagu lahaa.
Post

SOOMAALIYA :  IMF oo meel marisay $10 milyan & dib u eegis lagu sameeyay deymihii dalka lagu lahaa.

Nairobi (Raxanreeb )- Guddiga Sare ee IMF oo dhameystiray dib u eegistii ugu horeysay ee hoos timaada barnaamijka dayn cafinta  Soomaaliya waxana si degdeg ah loo sii dayn doonaa qiyaastii US$ 10 milyan, oo loogu talagalay taageerada miisaaniyadda Soomaaliya. Barnaamijkan wuxuu taageerayaa istaraatiijiyadda isbeddelka Waddamada Saboolka si loo xoojiyo hay’adaha muhiimka ah ee dhaqaalaha loona...

Xukunka Dilka caalamka oo gaaray tiradii ugu badnayda Soomaaliya oo Ka soo muuqatay Liiska.
Post

Xukunka Dilka caalamka oo gaaray tiradii ugu badnayda Soomaaliya oo Ka soo muuqatay Liiska.

Muqdisho (Raxanreeb )- Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty war ay soo saartay ayay ku shaacisay dalalka xargaha goystay ee fuliya dilalka , waxaana soo muuqday  Liiskan Soomaaliya. Tirada toogashada ee la diiwaan galiyay caalamka oo dhan sanadkii hore ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay tan iyo sanadkii 2015-kii, iyadoo Iran iyo guud ahaan bariga...

Doorashooyinkii ugu adkaa oo ka dhacay Koonfur Galbeed.
Post

Doorashooyinkii ugu adkaa oo ka dhacay Koonfur Galbeed.

Cape town (Raxanreeb )- Tirinta codadka ayaa ka bilaabatay koofur Afrika ka dib markii la xiray codbixinaha doorasho kamid ah kuwii ugu adkaa ee soo mara dalkaas,waxaana la filayaa in natiijada kama dambaysta ah lagu dhawaaqo ka hor Axadda. Markii ugu horeysay muddo 30 sano ah, xisbiga maamulaha dalka ANC ayaa wajahaya walaac dhanka doorashada...