Month: May 2024

Soomaaliya ‘’ Hala joojiyo dagaalka GAZA , wada hadal hala galo ‘’.
Post

Soomaaliya ‘’ Hala joojiyo dagaalka GAZA , wada hadal hala galo ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Soomaaliya iyo Pakistaan oo si wadajir ah ugu baaqay joojinta dhibaatada lagu hayo Falastiiniyiinta ayaa muujiyay sida ay u garab taagan yihiin shacabka Falastiin, waxayna hoosta ka xariiqeen in si deg deg ah loogu baahan yahay xabad joojinta Gaza si loo gaarsiiyo gargaarka bini’aadantinimo ee dadka reer Gaza. Hadalkaan ayaa si wadajir...

Xamsa Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ugu baxay Kenya
Post

Xamsa Barre oo safarkiisii ugu horreeyay ugu baxay Kenya

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo hoggaaminayo wafdi ballaaran ayaa safarkiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, tan iyo markii loo magacaabay xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya bishii June ee sannadkii 2022-kii.

Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin.
Post

Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin.

Muqdisho (Raxanreeb )- Hay’adaha dowladda gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin ay shaqsiyaad kala duwani hantida dadweynaha u gaysteen, asii laga war helay oo shariga la horkeenay, aakhirona xisaab culusi ku sugayso. Qolyahaas iyo qaar kale oo malahayga...

PUNTLAND & UK oo ka wada-hadlay khilaafka Dastuurka.
Post

PUNTLAND & UK oo ka wada-hadlay khilaafka Dastuurka.

Garoowe (Raxanreeb )- Safiirka Dowladda  UK ee Soomaaliya, ayaa  safar uu ku tagay deegaanada maamul goboleedka Puntland halkaas oo uu kala kulmay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo uu kala hadlay arrimo dhawr ah. Qodobada diirada lagu saaray waxaa qayb ka ahaa kulankaas  Iskaashiga ama wada shaqeynta Puntland & UK, sidii kor loogu qaadi lahaa. Inta...

Shilgaari oo ka dhacay deegaano ka mid ah Puntland.
Post

Shilgaari oo ka dhacay deegaano ka mid ah Puntland.

Dangorayo (Raxanreeb )- Shil gaari oo sababay khasare ayaa ka dhacay Deegaanka Dangorayo oo katirsan Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland, waxaana goobta uu shilku ka dhacay  ka soo baxaya warar isi soo taraya. Gaariga oo ahaa noocaa xamuulka qaada ayaa ka soo baxay magaalada Bossaaso ,wuxuuna u socday magaalada Garoowe, inta la xaqiijiyayna ma...

Kismaayo oo lagu soo bandhigay koox adeegsanayay Documentiyo Been Abuur ah.
Post

Kismaayo oo lagu soo bandhigay koox adeegsanayay Documentiyo Been Abuur ah.

Kismaayo (Raxanreeb )- Ciidanka Nabad Sugidda iyo sirdoonka  Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigtay qaar kamida wadayaasha gaadiidka loo yaqaanno taksig oo lagu helay dambiyeed la xariira sharciga darawalnimada. Wadayaashan oo ay tiradoodu gaarayso 20 Taksiile ayaa lagu qabtay ayadoo adeegsanaya documentiyo been abuur ah, sida ay sheegeen hay’adaha ammaanka Jubbaland. Saraakiisha ayaa sidoo...

Sayid Cali oo loo haysto dil xaaskiisa oo maxkamad ka soo muuqday.
Post

Sayid Cali oo loo haysto dil xaaskiisa oo maxkamad ka soo muuqday.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta oo Axad ah waxa markale Maxkamada  gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ka soo muuqday eedaysane Sayid Cali oo loo haysto inuu nolosha ku gubay xaaskiisa Luul. Sayid-Cali oo su’aallo lagu waydiiyay maxkamadda ayaa ka jawaabay arrimo ku  la xiriira kiiskan oo ay isha ku wada hayaan dadka Soomaaliyeed gudaha  iyo dibada...

Bannaanbaxyo ka Socda Israel iyo Netanyahu oo Wajahaya cadaadis.
Post

Bannaanbaxyo ka Socda Israel iyo Netanyahu oo Wajahaya cadaadis.

Talaviv (Raxanreeb )- Tobanaan kun oo Israa’iiliyiin ah ayaa isu soo baxay iyagoo ku baaqaya in laga heshiiyo la haystayaasha guryahooda ka maqan , ka hor wadahadallo xabbad-joojin dheeraad ah oo ay suurtogal tahay in laga gaaro wadaxaajoodka ka socda Qaahira oo Masar, Qatar iyo Mareykanku garwadeenka ka yihiin.  Dibad-baxayaasha Tel Aviv ayaa ku qeylinayay...

Post

Tropical cyclone threatens to worsen humanitarian crisis in flooded East Africa

The World Meteorological Organization warns that Tropical Cyclone Hidaya, which is projected to make landfall in Tanzania and Kenya this weekend, threatens to worsen the humanitarian crisis triggered by torrential rains in these and other heavily flooded countries in East Africa. “Hidaya is the first documented system to have reached tropical cyclone status in this...