Month: May 2024

Maxkamadda ICC oo saari doono amar lagu soo xirayo madaxda Israel.
Post

Maxkamadda ICC oo saari doono amar lagu soo xirayo madaxda Israel.

GAZA (Raxanreeb )- Madaxweynaha Israa’iil ayaa  ku booriyay xulafada Israel inay diidaan dadaallada loo adeegsanayo Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee ka dhanka ah dagaalka Israel ay ka waddo Gaza, isagoo ka digay” halista ku wajahan dimoqraadiyadda meel kasta oo dunida ah. Kulan uu magaalada Tel Aviv kula yeeshay xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony...

Warar kala duwan oo ka soo baxay qarax ka dhacay duleedka caasimadda.
Post

Warar kala duwan oo ka soo baxay qarax ka dhacay duleedka caasimadda.

Ceelasha (Raxanreeb )- Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Xaafadda Jabadgeel ee deegaanka Ceelasha biyaha. Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu aasay waxaa lala  beegsaday gaari booyad ah oo shidaal siday. Sida ay noo xaqiijyeen ilo lagu kalsoonaan karo booyadda waxaa lahaa Shirkadda Korontada ee lagu magacaabo Beco. Ma jirto khasaare nafeed...

Heshiiska difaaca Soomaaliya & Turkey oo Golaha Wasiirada meelmariyay.
Post

Heshiiska difaaca Soomaaliya & Turkey oo Golaha Wasiirada meelmariyay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ansixiyey Heshiis Iskaashi ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga. Heshiiska Garsoorka ee ay gaareen Soomaaliya iyo Turkiga oo ka kooban afar qeybood ayaa diiradda saaraya dhinacyada kala ah; iskaashi, Gargaarsi sharciyeed, Dhiibid eedeysanayaal ama dembiileyaal iyo Wareejin Shakhsiyaad...

OCHA oo sheegtay in  Israa’iil caqabad ay ku noqotay gargaarka GAZA.
Post

OCHA oo sheegtay in  Israa’iil caqabad ay ku noqotay gargaarka GAZA.

GAZA (Raxanreeb )- Safiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA) ayaa sheegay in Israa’iil “ay caqabad ku noqotay” oo ay “diiday” tiro badan oo hawlgallo gargaar ah oo ay ku tagtay waqooyiga Gaza bishii Abriil, iyo in kasta oo la furay isgoys cusub oo gargaar ah, lix bilood oo gaajo ah lama soo...

Kenya ‘’ Xubno Al- Shabaab ayaa ku dilnay howlgal gaar ah ‘’.
Post

Kenya ‘’ Xubno Al- Shabaab ayaa ku dilnay howlgal gaar ah ‘’.

Nairobi (Raxanreeb )- Laamaha amniga dowladda Kenya ayaa sheegay in ay dileen lix xubnood oo ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasoo qorsheynayay in ay weeraro ku qaadaan magaalada Lamu ee dalka Kenya, halkaas oo dhowr jeer ay ka dhaceen weerarro. Booliska gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada dalka Kenya ayaa sheegay in Keymaha Booni uu...

Suuqyada Crypto oo lumiyay $200 bilyan 36-kii saac ee la soo dhaafay.
Post

Suuqyada Crypto oo lumiyay $200 bilyan 36-kii saac ee la soo dhaafay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xaaladaha suuqa cryptocurrencies ayaa maanta aad u xun ka dib markii bitcoin oo ah hormuudka lacagahaasi ay sameysay hoos dhac aan laga fileyn taasoo sababtay in dhammaan ay hoos u dhacaan lacagaha kale ee xiriirka la leh. Bitcoin ayaa hadda mareysa $57,000 oo dollar, Altcoins-yada kale  ayaa raacay hoos u dhaca wadarta...