Month: May 2024

Shir looga hadlay khilaafka Soomaaliya & Itoobiya oo ka dhacay Azerbaijan.
Post

Shir looga hadlay khilaafka Soomaaliya & Itoobiya oo ka dhacay Azerbaijan.

Azerbaijan (Raxanreeb )- Dalalka Carabta iyo Bartamaha Aasiya oo dowladda Soomaaliya ku taageeray diidmada heshiiskii is-afgarad ee ay Itoobiya la gashay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland. Kalfadhigii 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta, dalalka Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan oo lagu soo gaba-gebeeyey magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, ayaa laga...

Qofkii ugu horreeyay ee lagasoo tarxiilay UK oo soo gaaray Afrika.
Post

Qofkii ugu horreeyay ee lagasoo tarxiilay UK oo soo gaaray Afrika.

London (Raxanreeb ) –Britain ayaa u dirtay Rwanda qof ku guuldareystay in uu helo magangalyo markii ugu horeysay isagoo raacaya barnaamij iskaa wax u qabso ah. Ninkan ayaa la sheegay in Isniintii uu ku dhoofay diyaarad ganacsi, waxaana la siiyay lacag ku dhow afar kun oo dollar si uu halkaa ugu guuro. Qorshahan ayaa ah...

Post

Kenya floods: Survivors seek loved ones as evacuation ordered

NAIROBO (Raxanreeb )-Kenyans living in areas at risk of flooding or landslides will be asked to evacuate on Wednesday, the country’s president has said. William Ruto was speaking in Mai Mahiu, north of Nairobi, where an overflowing reservoir has wiped out a swathe of houses and swept dozens of people to their death. This is...

Post

Somaliland-Ethiopia naval base agreement nears completion amid Mogadishu opposition

Hargaysa (Raxanreeb )- Officials from Somaliland and Ethiopia are on the brink of finalizing an agreement that could mark a significant shift in regional dynamics, despite opposition from Mogadishu. The proposed memorandum of understanding (MOU) entails Ethiopia establishing a naval base along Somaliland’s coastline, potentially accompanied by recognition of Somaliland’s sovereignty, as revealed by Dr....

WARCUSB : Dad badan oo ku dhintay folkaano ka qarxday Indonesia.
Post

WARCUSB : Dad badan oo ku dhintay folkaano ka qarxday Indonesia.

Jakarta (Raxanreeb )- Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku naf waayeen, halka kumanaan kun oo kale laga daad gureeyay foolkaano ka qaraxday jasiiradda Ruang oo ka tirsan gobolka Sulawesi ee dalka Indonesia. Sidoo kale waxaa la hakiyay duulimaadyo dhowr ah oo halkaa tagi lahaa, ayadoo kooxaha gurmadka degdega ihi ay ku...

Kooxda AS oo weerar hoobiyaal ah ku qaaday ciidanka DFS ee Sh. Hoose.
Post

Kooxda AS oo weerar hoobiyaal ah ku qaaday ciidanka DFS ee Sh. Hoose.

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar kooxda Al- Shabaab ay ku qaadeen deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan meel ay ku sugnayeen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sida ay sheegeen ilo xog- ogool ah oo halkaas ku sugan. Sida wararka ay sheegayaan kooxda Al- Shabaab ayaa weerar hoobiyaal...

Uganda oo xaqiijiysay in ciidamadooda ay sii joogi doonaan Soomaaliya.
Post

Uganda oo xaqiijiysay in ciidamadooda ay sii joogi doonaan Soomaaliya.

Kampala (Raxanreeb )-  Mas’uuliyiinta Uganda ayaa xaqiijiyay in ciidamadooda ay sii joogi doonaan Soomaaliya marka uu dhamaado oo ku beegan dhamaadka sanadkan, oo ah waqtiga howlgalka Midowga Afrika ee hadda socda, balse dalalka kale ee ay ciidamada ka joogaan gobolka ee Kenya iyo Burundi ayaa weli ku sugan Soomaaliya. in lagu casuumo qabanqaabada. EastAfrican waxay...