Garoowe (Raxanreeb )- Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa furay todobaadka dhiirigelinta cunista Kalluunka iyo cuntada kale ee Badda oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland. Todobaadka dhiirigelinta cunista Kalluunka oo ay Wasaaradda Kalluumeysiga kala shaqeeyeen Hay’adaha FAO iyo Bangiga Adduunka, ayaa lagu soo bandhigaya...
Month: July 2024
Barlamaanka Puntland oo fadhi aan caadi ahayn yeeshay & xubno ay meelmariyeen.
Garoowe (Raxanreeb )- Maanta oo Arbaca Barlamanka dowladda Puntland ayaa fadhi ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Kulanka oo ahaa mid muhiimad gaar ah la lahaa ayay mudanayaashu waxa ay ku meel-mariyeen xubno masuuliyiin ah oo dhawaan uu soo magacaabay Madaxwaynaha Puntland Saciid Deni. Waxa uu ahaa kulanka maanta Barlamaanka uu yeeshay kii...
Banaanbaxyo ka dhacay magaalada Gaalkacyo – Muxuse salka ku hayaa ?
Raxanreeb (Gaalkacyo )- Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug maanta oo Arbaca ah waxaa ka dhacay dibadbax balaaran oo ay samayeen wadayasha Bajaajta ee magaalada. Sida Raxanreeb ay u sheegeen dad ku sugan – magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug wadayaasha Bajaajta ayaa xirtay waddooyinka muhiimka ah ee magaalada. Waxa ay ku muujiyeen wadayaasha Bajaajta banaanbaxooda sida...
Axmed Karaash oo digniin kaba dambeys ah u diray Somaliland
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo socdaal ku maraya deegaamo katirsan gobolada Sool iyo Sanaag ayaa uga digey maamulka Somaliland inuu xoog ku muquuniyo bulshada ka arragti duwan ee kunool magaalada Ceerigaabo. Karaash waxa uu sheegay in Ceerigaabo ay kunool yihiin bulshooyin kala duwan maamulkeeduna u baahan yahay in loola macaamiltamo...
PUNTLAND : Markab dagaal oo ku soo xirtay Bosaaso & ujeedka+ SAWIRO.
Boosaaso (Raxanreeb )- Magaalada xeebta ah ee Boosaaso waxaa ku soo xiray markab wayn oo nooca dagaalka ah kaas oo howlgal balaaran ka fulin doona xeebaha dowlad goboleedka Puntland. Howlgalka markabkan oo laga leeyahay midowga Yurub ayaa ah la dagaalanka iyo ciribtirka kooxda Burcadbadeeda oo markale dhibaatadooda ka soo ifbaxday deegaanada Puntland. Markabkan soo gaaray...
DFS oo shaqo siinaysa 3,000 oo macallin- kuwii hore halkee ku danbeyeen ?. XOG
Muqdisho (Raxanreeb )- Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka dhawaajisay in markale ay qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin Soomaaliyeed ah. Wasaaradda ayaana sheegtay in macalimiinta in ay wax ka dhigaan iskuulada dowladda maamusho, waxaana goobaha macalimiinta laga qaadanayo sanandkan ku jirta deegaannada Khaatumo State. Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa horey u qaadatay macalimiin badan oo wax ka...
Mcalin Dugsi Gowracay Gabar Ardayad aheyd oo xukun lagu riday
Maxkamad kutaalla magaalada Gaaria ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya, ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday, macalin dugsi Qur’aan ka ahaa magaalada Wajeer oo lagu helay in uu gowracay gabar 16-sanno jir ay ilmo adeer ahaayeen. Macalin Nuur Cabdi Axmed, ayaa maxkamadda sare ee Gaarisa ku heshay in uu gowracay dil bareer ahna...
AMNESTY ‘’- Masuq wasaaradda caafimaad ka jira waxay sababtay dhimashada caruur badan ‘’.
Nairobi (Raxanreeb )- Musuqa hargaha goystay ee ka jira wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sabab u noqday in dad badan oo Soomaaliyeed ay waayeen adeegyadii ay xaqa u lahaayeen. Warbixin ay soo saartay Hay’adda u dooda xuquuqda Aadanaha ee Amnesty ayay ku sheegtay in dhimashada caruur badan oo Soomaaliya ku nool sabab ay u tahay...
Kuma bedeli doono Biden haddii uu – guulaysan waayo sanadkan ?.
New York (Raxanreeb )- Doodii uu la galay dhawaan Joe Biden madaxwaynihii isaga ka horeeyay ayaa la sheegayaa in ay aad u liidatay taas oo keentay suurtagalnimada inuu ka hari doono doorashada. Dooda uu soo bandhigay Biden ayaa ka nixisay xisbiga Dimuqraadiga waxaana ay dhalisay dood ku saabsan cidda ku tartami karta booskiisa haddii uu...
Reduction of Somali health budget after 2023 debt relief a betrayal.
Somalia’s healthcare sector is ailing. This is despite the country receiving USD 4.5 Billion debt relief from IMF and the World Bank last year which moved the country’s debt to GDP ratio from 64% to 6%. The relief followed protracted negotiations under the Highly indebted Poor Countries Initiative. The country’s investment in health has reduced,...








