Day: February 15, 2025

Madaxweyne Cirro ayaa oo bogaadiyay taageerada joogta ah ee dowladda Imaaraadka
Post

Madaxweyne Cirro ayaa oo bogaadiyay taageerada joogta ah ee dowladda Imaaraadka

Dubai (Raxanreeb online) – Madaxweyaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi cirro ayaa sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yahay  taageerada joogtada ah ee ay dawladda Imaaraadka carabtu la barbar taagan tahay maamulkiisa Somaliland. Sidoo kale, madaxweyne Cirro, ayaa hoosta ka xarriiqay inuu ku talo jiro inuu sii kobciyo iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacayada...

Jubbaland Forces Capture Al-Shabaab Court Deputy in the Lower Jubba Region
Post

Jubbaland Forces Capture Al-Shabaab Court Deputy in the Lower Jubba Region

Dhoobley (Raxanreeb Online) – In a carefully coordinated security operation, Jubbaland forces successfully apprehended Macalin Maxamuud, the deputy head of Al-Shabaab’s court in Lafo-gari, a locality within Lower Jubba province . The operation, which took place in the vicinity of Dhoobley district, was part of ongoing efforts to dismantle the militant group’s influence in the...

Ku-xigeenkii maxkamadda Al-shabaab ee deegaan ku yaalla gobolka Jubbada Hoose oo lasoo qabtay
Post

Ku-xigeenkii maxkamadda Al-shabaab ee deegaan ku yaalla gobolka Jubbada Hoose oo lasoo qabtay

Dhoobley ( Raxanreeb Online)  Wararka inaga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose,  ayaa sheegaya howlgal in howlgal qorsheysan oo ciidamada Jubbaland ay ka sameyeen deegaanka Lafo-gari oo hoos taga degmada Dhoobley,  ay ku soo qabteen nin lagu magacaabo Macalin Maxamuud, oo ahaa ku-xigeenka maxkamadda Al-shabaab u qaabilsan deegaanka Lafo-gari ee Jubbada Hoose. Qoraal kasoo baxay Jubbaland,...

Muxuu ku saabsanaa kulanka Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyna Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed ?
Post

Muxuu ku saabsanaa kulanka Addis Ababa ku dhex maray Madaxweyna Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed ?

Addis Ababa ( Raxanreeb Online ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Meertada 38-aad ee Shir-madaxeedka Midowga Afrika ayaa kulan-doceed la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed. Madaxweynaha ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay xasilloonida Gobolka iyo mideynta dadaallada lagu cirib-tirayo argagixisada, waxa uuna sheegay in Soomaaliya ay ka...