Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa safiirka dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya, Axmed Bin Maxamad Al-Muwalad. Sidoo kale, Kulankan ayaa looga hadlaayay iskaashiga dhinacyada cadaaladda iyo garsoorka ee dowladaha Sucuudiga iyo Soomaaliya, gaar ahaan xaaladihii ugu dambeeyay ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maxkamadaha Sucuudiga ku xukumeen...
Day: February 25, 2025
Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn oo ku dhacday deegaan ay ku sugan yihiin Shabaab
Mahadaay ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ayaa kasoo baxaya diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka oo ku dhacday deegaan hoostaga degmadda Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Diyaaradan Drones-ka ah, ayaa burburtay daqiiqado kaddib, Markii ay dhowr gantaal ku dhufatay deegaanka ay ku sugnaayeen kooxda Al-Shabaab oo aan ka fogeyn Cali Fool-dheere sida ay...
Ciidamada Difaaca Puntland oo saakey weerar dhowr jiho ah kuqaaday aagga degmada Qandala
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada Puntland, ayaa saakay qaaday howlgal balaaran oo ay ku doonayaan in kooxda Daacish kaga saaraan deegaanno iyo fariisimo ay ku leeyihiin dhulka buuraha ee hoostaga degmada Qandala. Sidoo kale, ciidamada difaaca Puntland ayaa dhoor jiho ka weeraray aagga Dhasaan ee degmada Qandala, waxa ayna ciidamada doonayaan in aagaan ka saaraan...


