Calmiskaad (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa markii u horreysay shaacisay khasaaraha ka dhashay weerarkii cirka ee kowdii bishan ay ka fuliyeen saldhigyo kooxda Daacish ku laheyd buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Sidoo kale, duqeynta ayey sheegtay Mareykanka inay ku dileen 14 xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish, oo qofka ugu muhiimsan ee weerarka lagu...
Month: February 2025
Aaden Madoobe oo kulan laqaatay guddi ka socday ganacsatada gobolka Banaadir
Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed, oo dhibane u ah dowladda Soomaaliya kaddib markii lagu soo rogay canshuuro tiro beel ah. Sidoo kale, ganacsatada ayaa Guddoomiyaha la wadaagay cabasho ay qabeen maadaamaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay xirnaayeen suuqyada ganacsi...
Iska hor imaad khasaare dhaliyay oo ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir
Muqdisho (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan ayaa laga kasoo baxaya dagaal galabta ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Sidoo kale, dagaalka oo u dhexeyey ciidamada amaanka ee dowladda iyo rag hubaysan oo uu hoggaaminayey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska. Dhanka kale, dagaalka ayaa ka bilowday muranka guri ku yaalla Waaxda Neero ee degmada...
Militias Withdraw from Luuq, Fears of Renewed Fighting Persist
Luuq, Gedo Region (SMN) – The streets of Luuq are quiet once again, but the scars of two days of fierce fighting remain. Government forces now control the district, and while the gunfire has stopped, tension lingers. Reports suggest that militia groups have withdrawn to the outskirts, but their presence keeps the town on edge,...
Somalia’s Public Lands in Peril: The Rise of Oligarchs and Erosion of Accountability
MOGADISHU, Somalia – Somalia, still reeling from decades of civil war and political instability, is now facing a new deeply troubling crisis: the systemic auctioning of its public lands. In effect, this is a practice that has become a means of funding urban modernization and development, creating a new class of oligarchs while it displaces...
Kooxah RSF ee ka dagaalama gudaha Suudan oo u muuqdo in ay sii dabar go’ayaan haatan
Khartuum (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan, Cali Yuusuf Axmed ayaa magaalada Qaahira ka sheegay in dagaalka daba-dheeraaday ee Suudaan uu ku dhowyahay heer gabagabo ah, isagoo sabab uga dhigay guulo la taaban karo oo militeriga ay ka gaareen kooxda RSF, ee ku sugan caasimadda Khartuum. Sidoo kale, Ciidanka militariga Suudaan, ayaa tan iyo...
Ciidanka Puntland oo saakey aroortii hore weerar ku qaaday fariisimo Daacish lahaayeen
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Hawlgal xooggan oo ay aroornimadii hore ee saaka qaadeen ciidamada Puntland ayay ku dileen in ka badan 40 dagaallame oo ka tirsan kooxda Daacish. Sidoo kale, saraakiil ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa sheegay in ilaa iyo hadda la dilay in ka badan 40 dagaallame oo ka tirsan mileeshiyaadka Daacish...
Sargaal katirsanaa ciidanka Puntland oo maanta qarax miino ah ku dhintay
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Waxaa maanta qarax miino ah ku geeriyooday sarkaal, Maxamed Maxamuud Bootaan oo ka tirsanaa guutada Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Puntland. Sidoo kale, marxuum Maxamed Maxamuud Bootaan oo ku magac dheeraa (Jiib) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo uu ka saarayay nawaaxiga degaanka Qurac ee togga Jeceel, halkaasi oo ciidamadu maanta ka...
Shir looga hadlaayey howlgalka argagixisada Daacish oo ka dhacay magaalada Garoowe
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulan ay yeesheen labada Gole ee maamulka Puntland kaas oo looga hadlaayey hawlgalka argagixisada Daacish looga sifeynayo Puntland ee ka socda buuralayda Calmiskaat. Sidoo kale, Shirkan ayaa lagu boggaadiyey guulaha laga gaaray hawlgalka wejiga koowaad iyo bilowga wejiga labaad, waxaana laga tacsiyeeyay ciidanka...
Ciidanka difaaca Puntland oo duqeymo ka geystay goobo ay ku dhuumaleysanaayeen Daacish
Calmiskaat (Raxanreeb online) – Ciidamada ladagaalanka argagixisada Puntland ee ku sugan furumaha hore dagaalka ee buuraha Calmiskaad, ayaa duqeymo culus ku garaacay goobo ay ay gabaad ka dhiganaayeen dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish, kuwaa oo xilligan wajahaya xaalad adag. Sido kale, wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada difaaca Puntland ey duqeymo culus ku garaacay agagaarka...








