Month: February 2025

Ciidanka Puntland oo lawareegay guri ay daganaayeen saraakiisha kooxda Daacish
Post

Ciidanka Puntland oo lawareegay guri ay daganaayeen saraakiisha kooxda Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka geesiyaasha Puntland, ayaa maanta lawareegay deegaanno iyo xarumo ay kooxda Daacish ku lahaayeen buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Sidoo kale, Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa ayaa sheegtay in deegaannada ay la wareegeen ugu tageen guri ay degnaayeen qaar kamid ah saraakiisha Daacish gaar ahaan kuwa ajaaniibta ah, kuwaa oo la qariyay si...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Cadaan-laxeey
Post

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Cadaan-laxeey

Jowhar ( Raxanreeb Online ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaaro geystay  oo deegaanka Cadaal-laxeey ku dhex maray  ciidamada xoogga dalka iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii Al-shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ay ciidanka dowladda ku lee yihiin deegaanka Cadaan-laxeey ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana la sheegay in dagaalkaasi...

Somali Government Steps Up Efforts to Eradicate Al-Shabaab
Post

Somali Government Steps Up Efforts to Eradicate Al-Shabaab

Mogadishu (Raxareeb Online) — Determined to bring lasting peace to its people, the Federal Government of Somalia is intensifying military operations against Al-Shabaab in the regions of Hir-Shabelle and Galmudug. The goal is clear: to rid these areas of the militant group and restore security and stability to local communities. According to reliable sources who...

Dowladda Federaalka oo isku xireysa howlgallada ka socda Galmudug iyo Hir-shabeelle
Post

Dowladda Federaalka oo isku xireysa howlgallada ka socda Galmudug iyo Hir-shabeelle

Muqdisho ( Raxareeb Online) Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii laisku xirilahaa  howlgallada ka socda maamulada Hir-shabeelle iyo Galmudug ee ka dhan ah Al-shabaab. Qorshahaan ayaa waxa uu yahay mid lagu doonayo in sare loogu qaado howlgalla lagu ciribtirayo kooxda Al-shabaab ee ka socda dalka. Wararka anu heleyno ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Liibiya
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka Liibiya

Liibiya ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, halkaas oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Tripoli, ku soo dhaweeyey madaxda sare ee dowladda Liibiya, waxa...

Madaxweynaha Ukraine oo shaaciyay caqabadaha ku horgudban doorashada dalkaas
Post

Madaxweynaha Ukraine oo shaaciyay caqabadaha ku horgudban doorashada dalkaas

Ukraine (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shir jaraa’id uu qabtay, ayuu ku sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka tago xilka madaxweynaha haddii ay xal nabadeed oo deg deg ah u keenayso Ukrain. Sidoo kale, madaxweyne Zelensky ayaa sheegay haddii la soo bandhigo ama lakeeno qaab dammaanad amni uu iska bixi doono...

Magalaada Beyruut oo maanta lagu aasay hoggaamiyeyaashii kooxda Xisbullah
Post

Magalaada Beyruut oo maanta lagu aasay hoggaamiyeyaashii kooxda Xisbullah

Lubnaan (Raxanreeb online) – Aaska hoggaamiyihii sare ee ururka Xisbullah, Xasan Nasrallah iyo hoggaamiyihii ku xigay ee jagadaa qabtay, Hashem Safi al-Din oo labaduba ay Israa’iil dabayaaqadii sannadkii hore ku  dishay koonfurta Beirut ayaa lagu aasay caasimadda Lubnaan, halkaasoo kumannaan taageerrayaasha Xisbullah oo isaga kala yimid gobollada Lubnaan iyo dalal kale duwan ay ku sugnaayeen,...

U.S. Airstrikes Hit ISIS Hideout in Puntland’s Caal-Miskaad Mountains
Post

U.S. Airstrikes Hit ISIS Hideout in Puntland’s Caal-Miskaad Mountains

BOSASO [Raxanreeb] – In a coordinated effort with Puntland security forces, the U.S. Africa Command (AFRICOM) launched airstrikes targeting ISIS militants hidden in the rugged Caal-Miskaad mountain range in Somalia’s Bari region. The operation, which took place on February 22, marks another step in the fight against terrorism in the area. Local military officials reported...

Dowladda Itoobiya oo Muqdisho usoodirtay Taliyeyaasha Sirdoonka iyo Milateriga
Post

Dowladda Itoobiya oo Muqdisho usoodirtay Taliyeyaasha Sirdoonka iyo Milateriga

Muqdoisho (Raxanreeb online) – Taliyaha ciidanka Milateriga dalka Itoobiya Birhanu Julla  ayaa shalay booqasho ku yimid Muqdisho iyagoo kulan la qaatay madaxda ugu sarraysa laamaha ammaanka ee Soomaaliya. Sidoo kale, wefdiga Taliya oo ay qayb ka ahaayeen Agaasimaha Sirdoonka Itoobiya Ridwan Xuseen waxay kulan la qaateen dhiggooda Soomaaliya Odowaa Yuusuf Raage iyo Cabdillaahi Sanbaloolshe iyagoo...

Ciidanka Puntland oo qabsaday deegaano ay ku sugnayeen Daacish
Post

Ciidanka Puntland oo qabsaday deegaano ay ku sugnayeen Daacish

Boosaaso ( Raxanreeb Online ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay  ciidanka Daraawiishta Puntland, ay ka sameyeen deegaano ku yaalla buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee Puntland. Howlgalka ayaa la sheegay  in deegaano hor leh laga  saaray Khawaarijta Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa buuraha Calmis-kaad ee gobolka Bari. Howlgalka oo ahaa mid dhowr jiho...