Day: June 26, 2025

Home » Archives for June 26, 2025
booliska gobolka Banaadir oo soo qabtay dad ku eedeysan qal qalgalin amni
Post

booliska gobolka Banaadir oo soo qabtay dad ku eedeysan qal qalgalin amni

Muqdisho (Raxanreeb Online) Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha Amniga Caasimadda ayaa lagu soo qabtay Shacab iyo askari ka tirsan Ciidammada Qalabka Sida, kuwaas oo ku eedeeysan inay jebiyeen amarkii mamnuucayay in rasaas lagu rido dabaaldegyada maalmaha xorriyadda. Ciidamada ayaa Howlgalkan ku soo qabtay 17 oo iskugu jira Askar...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo
Post

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo

Kismayo ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kaddib  booqasho  uu maalmahan ku joogay magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland. Safarka Madaxweynaha ayaa ku salaysnaa xoojinta iskaashiga labada maamul iyo wadatashiyo ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dalka. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille...

MW Xasan Sheekh oo Ubax dhigay taallada dhagax-tuur
Post

MW Xasan Sheekh oo Ubax dhigay taallada dhagax-tuur

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Mdane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabada xuska sannad guurada 65-aad kasoo wareegtay markii ay Gobollada Waqooyi ay xornimada ka qateen gumeystihii Ingiriiska ayaa maanta Ubax dhigay taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa xusay in Taallada Dhagax-tuur ay tahay astaan u taagan xusuusaha lama illaawaanka ah ee halgankii loosoo...

Aqalka cad oo sheegay inuu doonayo inuu wadahadal la furo Texraan
Post

Aqalka cad oo sheegay inuu doonayo inuu wadahadal la furo Texraan

Washington ( Raxanreeb Online) Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in uu hadda ku kalsoon yahay in uu burbur weyn u geystay barnaamijka Nukliyeerka ee Iran. Waxaa uu dhanka kale shaaciyay, inuu doonayo in uu dib u furo wadahadalladii Tehraan ee barnaamijka nukliyeerka looga hadlo. Hay’adaha sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay in xogtii ugu dambaysay ay...

DEG DEG : PUNTLAND & Jubbaland oo soo saaray go’aano xasaasi ah.
Post

DEG DEG : PUNTLAND & Jubbaland oo soo saaray go’aano xasaasi ah.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shir maalmihii la soo dhaafay halkaas ay ku lahaayeen madaxda Puntland iyo Jubbland. Labada hoggaamiye ee Axmed Madoobe iyo Saciid DENI ayaa shirkooda ka soo saaray dhawr qodob oo ay ku diidan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya , sida wax ka...