Nairobi ( Raxanreeb Online) Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa goor dhaw ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida AUN Lugdheere waxaa noo xaqiijiyay xildhibaan Nadiif oo ka mid ah mudanyaasha Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Waxaa la sheegay Madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere uu maalmahan...
Day: June 28, 2025
Iiraan oo aas u sameyneysa saraakiishii looga dilay dagaalka Yahuuda
Tehran (Raxanreeb Online) Aas qaran ayaa ka socda Iiraan oo loo sameeyay ku dhawaad 60 qof, oo ay ku jiraan taliyayaal ciidan iyo saynis yahnano nukliyeer ah, kuwaas oo lagu dilay dagaalka 12-ka maalmood socday ee ay kula jirtay Israa’iil. Naxashyo lagu xardhay calanka Iiraan iyo sawirrada taliyayaasha dhintay ayaa waxaa hareero taagnaa dadweyne aad...
Wasiirro katirsan xukuumadda dalka oo ka qeyb galay shir muhiim ah oo ka dhacay Turkiga
Istanbul (Raxanreeb Online) Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Faarax Nuux ayaa maanta ka qeyb-galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah “Global Connectivity Forum” oo ka furmay magaalada Istanbul, Türkiye. Madashan oo uu daahfuray Madaxweynaha dalka Türkiye Recep Tayyip Erdoğan, ayaa waxaa...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo dardar gelin dagaal ka wada Sh/Dhexe
Hir-shabelle (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, (Gen Khaalid) ayaa kormeer ku tegay furumaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaan aaga Masaajidka Cali Gaduud, halkaas oo ciidanka xoogga dalka ay si adag ugu baacsanayaan kooxda Al-shabaab. Kormeerkan ayaa yimid iyadoo maalmihii la soo dhaafay ciidamada Xoogga Dalka ay...



