Month: October 2022

Sawirro:  Xasan Sheekh oo ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al – Shabaab
Post

Sawirro: Xasan Sheekh oo ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al – Shabaab

Muqdisho (Raxanreeb) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ayaa shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan qorshaha gurmadka, horumarinta iyo xasilinta deegaannada laga xoreynayo Ururka Alshabaab. Xasan Sheikh ayaa tilmaamay in xaalad adag ay...