Qaraxyo iyo weerar toos ah ayaa Axadda maanta lagu qaaday xarunta gobolka Banaadir ee ku taalla degmada Xamar weyne ee caasimadda Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin.
Day: January 22, 2023
Home » Archives for January 22, 2023
Post
DEG-DEG : Qarax xooggan oo ka dhacay degmada Xamarwayne.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax weyn ayaa ka dhacay degmada xamarweyne ee gobolka banaadir. jugta qaraxa ayaa ah mid aad u weyn waxaana hada la maqliyaa dhawaqa rasaas ka dhaceysa goobta uu qaraxa ka dhacay. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada xamar weyne ee gobolka banaadir.
Post
January 22, 2023January 22, 2023Warar
Galmudug oo sheegtay inay gacanta ku dhigeen xubno katirsan Shabaab
Ciidamada Xoogga Dalka, iyo Daraawiishta Galmudug kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay howdka u dhaxeeya degmada Xarardheere iyo deegaanka caad, gaar ahaan aagga Bacaadka Faarax Aadan iyo Deegaan.
Post
January 22, 2023January 22, 2023Warar
Mareykanka oo sheegay in uu duqeymo ku dilay dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab
War kasoo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu faah-faahiyay khasaaraha ka dhashay duqeyn diyaaradaha duulliye la’aanta Drones-ka ay ka fuliyeen Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud DG Galmudug 20kii Janaayo 2023.